Markab lagu weeraray aagga xeebaha Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay xoog ku fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed, meel u dhow xeebaha Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dhacdada ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee saaka ka dhacday meel ku dhow magaalo xeebeedka Boosaaso ee waqooyi-bari Soomaaliya.
- Xarunta Amniga Badda ee Badweynta Hindiya oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada badda Midowga Yurub ee ATALANTA, ayaa xaqiijisay in kooxdan hubeysan ay markabka fuuleen, balse ma aysan shaacin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sida ay dhacdadu u dhacday.
- Warar soo baxaya ayaa dhanka kale sheegaya in markabkaasi ay leedahay shirkad ama dhinac laga leeyahay Imaaraadka Carabta, inkastoo aan weli la helin faahfaahin rasmi ah oo arrintaas xaqiijinaysa.
- Dhacdadan ayaa ku soo aadaysa xilli Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya ay ka jiraan walaacyo la xiriira amniga maraakiibta ganacsiga, iyadoo maraakiibta isaga kala goosha gobolka ay wajahaan khataro dhinaca amniga ah kadib markii sare u kacday khatarta burcad-badeedda.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay magaca markabka la beegsaday?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dhacdada ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee saaka ka dhacday meel ku dhow magaalo xeebeedka Boosaaso ee waqooyi-bari Soomaaliya.
- Ilaa hadda lama oga magaca markabka la beegsaday, calanka uu watay iyo tirada shaqaalaha ama dadka kale ee la socday markabka xilligii dhacdadu dhacaysay.
- Warar soo baxaya ayaa dhanka kale sheegaya in markabkaasi ay leedahay shirkad ama dhinac laga leeyahay Imaaraadka Carabta, inkastoo aan weli la helin faahfaahin rasmi ah oo arrintaas xaqiijinaysa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Boosaaso (Caasimada Online) – Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay xoog ku fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed, meel u dhow xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Xarunta Amniga Badda ee Badweynta Hindiya.
Dhacdada ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee saaka ka dhacday meel ku dhow magaalo xeebeedka Boosaaso ee waqooyi-bari Soomaaliya.
Xarunta Amniga Badda ee Badweynta Hindiya oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada badda Midowga Yurub ee ATALANTA, ayaa xaqiijisay in kooxdan hubeysan ay markabka fuuleen, balse ma aysan shaacin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sida ay dhacdadu u dhacday.
Ilaa hadda lama oga magaca markabka la beegsaday, calanka uu watay iyo tirada shaqaalaha ama dadka kale ee la socday markabka xilligii dhacdadu dhacaysay.
Warar soo baxaya ayaa dhanka kale sheegaya in markabkaasi ay leedahay shirkad ama dhinac laga leeyahay Imaaraadka Carabta, inkastoo aan weli la helin faahfaahin rasmi ah oo arrintaas xaqiijinaysa.
Dhacdadan ayaa ku soo aadaysa xilli Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya ay ka jiraan walaacyo la xiriira amniga maraakiibta ganacsiga, iyadoo maraakiibta isaga kala goosha gobolka ay wajahaan khataro dhinaca amniga ah kadib markii sare u kacday khatarta burcad-badeedda.
Khubarada amniga badaha ayaa rumeysan in kooxaha burcad-badeeddu ay ka faa’iideysanayaan hoos u dhaca ciidamada caalamiga ah ee gaaf-wareegayay xeebaha Soomaaliya, maadaama qayb ka mid ah awooddooda loo wareejiyay Badda Cas iyo marin-biyoodka Hormuz.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay xoog ku fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed, meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Dhacdada ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee saaka ka dhacday meel ku dhow magaalo xeebeedka Boosaaso ee waqooyi-bari Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay xoog ku fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed, meel u dhow xeebaha Soomaaliya.
- Dhacdada ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee saaka ka dhacday meel ku dhow magaalo xeebeedka Boosaaso ee waqooyi-bari Soomaaliya.
- Ilaa hadda lama oga magaca markabka la beegsaday, calanka uu watay iyo tirada shaqaalaha ama dadka kale ee la socday markabka xilligii dhacdadu dhacaysay.
- Warar soo baxaya ayaa dhanka kale sheegaya in markabkaasi ay leedahay shirkad ama dhinac laga leeyahay Imaaraadka Carabta, inkastoo aan weli la helin faahfaahin rasmi ah oo arrintaas xaqiijinaysa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo magaca markabka la beegsaday ama tirada shaqaalaha markabka saarnaa.
- Ma jirto xaqiijin rasmi ah oo ku saabsan lahaanshaha markabka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Weerarka markab ganacsi oo ay fuliyeen dad hubeysan ayaa muujinaya walaacyada amniga ee ka jira Gacanka Cadmeed.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay magaca markabka la beegsaday?
- Maxaa la sameynayaa si looga jawaabo dhacdadan?
- Waa maxay tallaabooyinka lagu xoojinayo amniga badda ee gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · markab · xeebaha · soomaaliya