Maxaad kala socotaa dawooyinka lagu sameeyo gudaha Muqdisho ee ay isticmaalaan inta badan Isbitaallada waaweyn?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWarshadda YeniSom ee Muqdisho waxay jirtay afar sano waxayna soo saari kartaa hal milyan oo kiniin maalintii.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soomaaliya waxaa ka shaqeeya hal warshad oo kaliya marka laga hadlayo kuwa sameeya dawooyinka, waana tii ugu horreysay ee soo saaraysa noocyada dawooyinka, gaar ahaan kiniiniga tan iyo 1991 kii.
- Koox maalgashato ah oo isugu jira Soomaali iyo Turki ayaa maal galiyay warshaddan, waxayna wadaag la tahay warshaddo kale oo ku yaala wadamadaTurkiga, Ciraaq iyo Poland.
- Warshaddan oo la furay Diiseembbar sanad kii 2022 laguna magacaabo YeniSom ayaa soo saarta qaybaha kala duwan ee dawooyinka bini'aadamku isticmaalo, haddii ay yihiin kuwa gaas ka loo cuno, xanuun baabi'yayaasha iyo qalajiyayaasha kuwaas oo ku soo baxa garaamyo kala duwan.
- Maamullaha Warshadda YeniSom Dr Cabdi Xaashi Aakhiro oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in mishiinnada hadda u yaala kaliya ay soo saaraan noocyada daawoowinka kiniiniga, balse mustaqbalka ay rajaynayaan inay soo kordhiyaan mishiinno cusub oo loogu talagalay waxa soo saarka daawooyinka ay kamid ka yihiin, sharoobooyinka, cirbaddaha iyo faleebooyinka.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaarka ah ee dawooyinka hadda la soo saaro?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Tan iyo markii la furay soo saartay kumannaan tan oo daawo ah.
- Soomaaliya waxaa ka shaqeeya hal warshad oo kaliya marka laga hadlayo kuwa sameeya dawooyinka, waana tii ugu horreysay ee soo saaraysa noocyada dawooyinka, gaar ahaan kiniiniga tan iyo 1991 kii.
- Maamullaha Warshadda YeniSom Dr Cabdi Xaashi Aakhiro oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in mishiinnada hadda u yaala kaliya ay soo saaraan noocyada daawoowinka kiniiniga, balse mustaqbalka ay rajaynayaan inay soo kordhiyaan mishiinno cusub.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Maxaad kala socotaa dawooyinka lagu sameeyo gudaha Muqdisho ee ay isticmaalaan inta badan Isbitaallada waaweyn?
Soomaaliya waxaa ka shaqeeya hal warshad oo kaliya marka laga hadlayo kuwa sameeya dawooyinka, waana tii ugu horreysay ee soo saaraysa noocyada dawooyinka, gaar ahaan kiniiniga tan iyo 1991 kii.
Koox maalgashato ah oo isugu jira Soomaali iyo Turki ayaa maal galiyay warshaddan, waxayna wadaag la tahay warshaddo kale oo ku yaala wadamadaTurkiga, Ciraaq iyo Poland.
Warshaddan oo la furay Diiseembbar sanad kii 2022 laguna magacaabo YeniSom ayaa soo saarta qaybaha kala duwan ee dawooyinka bini'aadamku isticmaalo, haddii ay yihiin kuwa gaas ka loo cuno, xanuun baabi'yayaasha iyo qalajiyayaasha kuwaas oo ku soo baxa garaamyo kala duwan. Sidoo kale waxay soo saartaa daawooyin loogu talagalay dad ka qaba macaanka ama sokorta nooca labaad iyo fiitamiino.
Maamullaha Warshadda YeniSom Dr Cabdi Xaashi Aakhiro oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in mishiinnada hadda u yaala kaliya ay soo saaraan noocyada daawoowinka kiniiniga, balse mustaqbalka ay rajaynayaan inay soo kordhiyaan mishiinno cusub oo loogu talagalay waxa soo saarka daawooyinka ay kamid ka yihiin, sharoobooyinka, cirbaddaha iyo faleebooyinka.
"Halkan waxaan ku sameyn karnaa oo noo diyaarsan inaan sameyn karno kaniini nooc walba uu yahay oo daawo ah oo bini'aadamku isticmaali karo iyo kaabsollo, mishiinnada hadda noo yaala waxay sameyn karaan labadaa qaybood, hadda waxan gabagabeynay oo aan ballaarin ku sameynaynaa inaan qayb kale furno oo ah qaybtii faleebooyinka, cirbaddaha iyo sharoobooyinka intaba" ayuu yiri Dr Aakhiro.
Warshaddan oo afar san jirsatay ayaa maalintii soo saari karta hal milyan oo kiniini, iyadoo tan iyo markii la furay soo saartay kumannaan tan oo daawo ah.
Awoodda khubarrada daawada farsameysa iyo mishiinnada ay isticmaalayaan marka la isu geeyo waxay soo saari karaan boqollaal kun oo tan oo daawo ah, sida ay sheegayaan maamulka warshadda.
Laakiin haddii ay damcaan inay soo saaraan sharoobooyin, faleebooyin iyo cirbado waxay u baahnaan doonaan khubarro dheerraada iyo labo warshadood oo kale.
Waxaa jira sharoobooyin, cirbado iyo faleebooyin ku soo baxa magaca warshadda laakiin lagu farsameeyo dalka Turkiga.
Dawooyinka ay warshadan soo saarto oo suuqa ku jiray dhawrkii sano ee la soo dhaafay, lagana heli karo farmashiyayaasha iyo isbitaalaada ayaa tayadeeda lagu sheegay mid sare.
Walxaha cayriin ee laga farsameeyo daawooyinkan ayaa laga keenaa dalka Turkiga, iyadoo marta habka ilaalinta alaabbaha cayriin ee la doonayo in la dhoofiyo, lagana farsameeyo daawooyinka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Warshadda YeniSom ee Muqdisho waxay jirtay afar sano waxayna soo saari kartaa hal milyan oo kiniin maalintii. Waa warshadda kaliya ee dawooyinka sameysa Soomaaliya tan iyo 1991.
Qodobada muhiimka ah
- Warshadda YeniSom ee Muqdisho waxay jirtay afar sano waxayna soo saari kartaa hal milyan oo kiniin maalintii.
- Tan iyo markii la furay soo saartay kumannaan tan oo daawo ah.
- Soomaaliya waxaa ka shaqeeya hal warshad oo kaliya marka laga hadlayo kuwa sameeya dawooyinka, waana tii ugu horreysay ee soo saaraysa noocyada dawooyinka, gaar ahaan kiniiniga tan iyo 1991 kii.
- Maamullaha Warshadda YeniSom Dr Cabdi Xaashi Aakhiro oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in mishiinnada hadda u yaala kaliya ay soo saaraan noocyada daawoowinka kiniiniga, balse mustaqbalka ay rajaynayaan inay soo kordhiyaan mishiinno cusub.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan awoodda soo saarista ama tayada dawooyinka.
- Ma jiraan wax sheegaya shirkado kale oo dawooyinka sameeya Soomaaliya.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid hay'adaha kormeerka ee ku saabsan howlaha warshadda.
Gunaanadka akhristaha
Warshadda YeniSom waxay muujinaysaa tallaabo muhiim ah oo ku saabsan warshadaha dawooyinka Soomaaliya, iyadoo soo saarta dawooyin muhiim ah gudaha dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaarka ah ee dawooyinka hadda la soo saaro?
- Ma jiraan qorshayaal lagu xakameynayo alaabta warshadda?
- Waa maxay caqabadaha ay warshaddu la kulanto marka ay ballaarinayso awooddeeda soo saarista?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa horumarka soo saarista dawooyinka gudaha Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta helitaanka daryeelka caafimaad. Si kastaba ha ahaatee, ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · waaweyn · inta · kala