Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Mucaaradka oo doonaya in Xamza lagu bedelo shaqsi door dhex-dhexaadnimo qaadan kara

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in kooxda mucaaradka ay doonayaan in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo oo madaxweynaha ka madax-bannaan, sidii dhacday dowladdii madaxweyne hore Farmaajo. Waxaa isweydiin mudan maadaama, dowladda waqtigeeda uu dhamaaday sidee ku suurtagaleysaa in madaxweynaha uu magacaabo

SO
Mucaaradka oo doonaya in Xamza lagu bedelo shaqsi door dhex-dhexaadnimo qaadan kara
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Kooxda mucaaradka ayaa doonaya in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Mucaaradka ayaa ku baaqaya in ra’iisul wasaare cusub la magacaabo si loo helo isbedel siyaasadeed.
  2. Dowladda waqtigeeda dhamaaday ayaa su'aal ka taagan sida madaxweynaha uu u magacaabi karo ra’iisul wasaare cusub.
  3. Qorshahan ayaa loo maleynayaa inuu ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Macnaha guud

Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta fowdo siyaasadeed iyo mid amni, taasoo keentay in mucaaradka ay raadiyaan isbadal.

Halka madaxweynaha uu sii fahamsan yahay qorshahaasi.

Muqdisho
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan isbedelada siyaasadeed ee dalka ka socda.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in kooxda mucaaradka ay doonayaan in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo oo madaxweynaha ka madax-bannaan, sidii dhacday dowladdii madaxweyne hore Farmaajo.

Waxaa isweydiin mudan maadaama, dowladda waqtigeeda uu dhamaaday sidee ku suurtagaleysaa in madaxweynaha uu magacaabo ra’iisul wasaare cusub baarlamaan-na uu ansixiyo, waxaa muuqanaysa in marka sharciga la fiiriyo aysan suurtagal aheyn madaxweyne waqtigiisa dhamaaday inuu magacaabo ra’iisul wasaare.

Laakiin Soomaaliya muddo dheer ayey kusoo jirtay fowdo siyaasadeed iyo mid amni waa ka suurtagal, hadba qofka haysta awooda ciidanka iyo dhaqaalaha.

Sababta ay mucaaradka u doonayaan isbadalka wasiirka koowaad waxay tahay inay si sahal ah la iskaga hor keeno madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo wasiirkiisa koowaad. Halka madaxweynaha uu sii fahamsan yahay qorshahaasi.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralshaqsimucaaradkakara
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.