Muxuu Nuuradiin Faarax ugu guulaysan la’yahay abaalmarinta Nobel ee Suugaanta?
Waxa dhacay
30 ilbiriqsiNuuradiin Faarax wuxuu sugayaa wicitaan ka socda Guddiga Abaalmarinta Nobel maadaama la filayo in berri lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Suugaanta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaBerri ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Sugaanta.
- Stockholm (Wararka PP) — Nuuradiin Faarax wuxuu muddo dheer sugayaa in Guddiga Bixinta Abaalmarinta Nobel uu telefoon hambalyayn ah u soo diro isaga.
- Nuuradiin Faarax waxaa muddo dheer hor taagan qoraallo uu ku muujiyay dareen qarannimoddoon (nationalism).
- Nuuradiin wuxu sheekooyinka gaaban ku soo qori jiray wargeyskii Somali News (1965-1969).
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha gaarka ah ee Guddiga Abaalmarinta Nobel uu u isticmaalo qiimeynta musharrixiinta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Nuuradiin Faarax wuxuu muddo dheer sugayaa in Guddiga Bixinta Abaalmarinta Nobel uu telefoon hambalyayn ah u soo diro isaga.
- Berri ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Sugaanta.
- Wuxuu ka qoray ka badan 12 qiso iyo hal buug oo ku saabsan tacabbirka/tahriibka Soomaalida kaddib burburkii 1991kii.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nuuradiin Faarax waxaa hor taagan qoraallo u keeney eedeynta inuu siyaasado u ololeeyay.
Stockholm (Wararka PP) — Nuuradiin Faarax wuxuu muddo dheer sugayaa in Guddiga Bixinta Abaalmarinta Nobel uu telefoon hambalyayn ah u soo diro isaga. Berri ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Sugaanta (Nobel Prize in Literature).
Nuuradiin Faarax waxaa muddo dheer hor taagan qoraallo uu ku muujiyay dareen qarannimoddoon (nationalism). Waxaa dareenka noocaas ah uu caqabad ku noqday Chinua Achebe, qoraagii Nayjeeeriya u dhashay, ahaana tafaftirihii asaasay African Writers Series, oo ah taxanaha uu buuggii kowaad ee Nuuradiin, From a Crooked Rib, ku soo baxay sanadkii 1969kii.
Nuuradiin wuxu sheekooyinka gaaban ku soo qori jiray wargeyskii Somali News (1965-1969). Sheekooyinka uu qoray waxaa ka mid ahaa why Dead So Soon? Iyo The Swine . Waxaa ka mid ahayd sheeko ku saabsanayd gabar ilko casayd (dabar lahayd) iyo inay jirto si loo kala garto dabarka gabar Bakool ka timid iyo gabar Gaalkaacyo ka timid. Sida uu af Ingiriis ugu ereyeeyay dabar waxay ahayd sidan: “a reddish bad across the teeth.”
Sanadkii 1966kii ayuu deeq waxbarasho ka helay Hindiya. Somali News ayaa u hambalyeey Nuuradiin oo naanaystiisu ahayd Nuurre.
57 sano ayuu Nuuradiin wadaa qorista sheekooyika. Wuxuu ka qoray ka badan 12 qiso iyo hal buug oo ku saabsan tacabbirka/tahriibka Soomaalida kaddib burburkii 1991kii, waa buugga Yesterday Tomorrow .
Taariikhyahankii Siciid Sheekh Samatar ayaa mar ku dhaliilay Nuuradiin inuu mararka qaarkood bixiyo sawirro aan ka tarjumaynin dhabta dhaqanka Soomaalida.
Waa yaab in 40 sano ka hor Nuuradiin qisooyinka uu qoray ay caan ka dhex ahaayeen Soomaalida af Ingriiska ku hadasha, laakiin hadda sidaas ma aha. Dadka ajnabiga ah ayaa aad u akhrista buugagga uu Nuuradiin qoro.
© Puntland Post, 2026
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Nuuradiin Faarax wuxuu sugayaa wicitaan ka socda Guddiga Abaalmarinta Nobel maadaama la filayo in berri lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Suugaanta. Wuxuu wajahaya dhaliilo ku saabsan sida uu u sawiray dhaqanka Soomaalida qoraalladiisa.
Qodobada muhiimka ah
- Nuuradiin Faarax wuxuu muddo dheer sugayaa in Guddiga Bixinta Abaalmarinta Nobel uu telefoon hambalyayn ah u soo diro isaga.
- Berri ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo abaalmarinta Nobel ee Sugaanta.
- Wuxuu ka qoray ka badan 12 qiso iyo hal buug oo ku saabsan tacabbirka/tahriibka Soomaalida kaddib burburkii 1991kii.
- Taariikhyahankii Siciid Sheekh Samatar ayaa mar ku dhaliilay Nuuradiin inuu mararka qaarkood bixiyo sawirro aan ka tarjumaynin dhabta dhaqanka Soomaalida.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid Nuuradiin Faarax ama Guddiga Abaalmarinta Nobel.
- Eedeymaha ku saabsan qoraallada Nuuradiin iyo sida loo aqbalay ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno iyo fikrado aan lahayn xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Waxyaabaha Nuuradiin Faarax uu qoray iyo dhawaaqyada Nobel ee soo socda waxay muujinayaan doodaha socda ee ku saabsan matalaadda dhaqanka ee suugaanta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha gaarka ah ee Guddiga Abaalmarinta Nobel uu u isticmaalo qiimeynta musharrixiinta?
- Sidee ayay bulshada Soomaaliyeed u aragtaa shaqada Nuuradiin marka loo eego akhristayaasha caalamiga ah?
- Maxay yihiin cawaaqibka dhaliisha Siciid Sheekh Samatar ee sumcadda suugaanta Nuuradiin?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · nobel · nuuradiin · abaalmarinta