Saacid oo soo bandhigay arrimo badbaado u noqon kara Soomaaliya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad xilli ay socdaan khilaafaad siyaasadeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinArrinta dastuurka ayuu Saacid ku tilmaamay tiirka koowaad ee dowladnimada, isaga oo ku baaqay in lagu saleeyo heshiis iyo is-afgarad ay Soomaalidu wada oggol yihiin, halkii uu noqon lahaa mid ay dhinacyo gaar ah isku raacaan.
- Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X (ex-Twitter) ayuu ku sheegay in dib-u-dhiska dowladnimada Soomaaliya uu u baahan yahay heshiis qaran oo ku saabsan dastuurka, dib-u-heshiisiin dhab ah, amni waara, midnimo qaran iyo hay’ado dowladeed oo awood leh, isla markaana si hufan oo daahfuran u gutaan waajibaadkooda.
- Sidoo kale, wuxuu muhiimad gaar ah siiyay dib-u-heshiisiin dhab ah, taas oo uu sheegay inay lagama maarmaan u tahay soo celinta kalsoonida bulshada iyo xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
- Dhanka amniga iyo midnimada qaranka, ra’iisul wasaarihii hore ayaa ku dooday inay yihiin tiirar aan looga maarmin jiritaanka dowlad Soomaaliyeed oo shaqaynaysa, iyadoo aan la heli karin xasillooni waarta haddii aan la helin midnimo siyaasadeed iyo mid bulsho.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo soo jeedinta Saacid?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad.
- Saacid wuxuu muhiimad gaar ah siiyay dib-u-heshiisiin dhab ah, taas oo uu sheegay inay lagama maarmaan u tahay soo celinta kalsoonida bulshada iyo xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
- Dhanka amniga iyo midnimada qaranka, ra’iisul wasaarihii hore ayaa ku dooday inay yihiin tiirar aan looga maarmin jiritaanka dowlad Soomaaliyeed oo shaqaynaysa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad, xilli dalka ay ka taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed iyo caqabado la xiriira dowlad-dhiska.
Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X (ex-Twitter) ayuu ku sheegay in dib-u-dhiska dowladnimada Soomaaliya uu u baahan yahay heshiis qaran oo ku saabsan dastuurka, dib-u-heshiisiin dhab ah, amni waara, midnimo qaran iyo hay’ado dowladeed oo awood leh, isla markaana si hufan oo daahfuran u gutaan waajibaadkooda.
Arrinta dastuurka ayuu Saacid ku tilmaamay tiirka koowaad ee dowladnimada, isaga oo ku baaqay in lagu saleeyo heshiis iyo is-afgarad ay Soomaalidu wada oggol yihiin, halkii uu noqon lahaa mid ay dhinacyo gaar ah isku raacaan.
Sidoo kale, wuxuu muhiimad gaar ah siiyay dib-u-heshiisiin dhab ah, taas oo uu sheegay inay lagama maarmaan u tahay soo celinta kalsoonida bulshada iyo xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
Dhanka amniga iyo midnimada qaranka, ra’iisul wasaarihii hore ayaa ku dooday inay yihiin tiirar aan looga maarmin jiritaanka dowlad Soomaaliyeed oo shaqaynaysa, iyadoo aan la heli karin xasillooni waarta haddii aan la helin midnimo siyaasadeed iyo mid bulsho.
Waxa kale oo uu xusay muhiimadda dhismaha hay’ado dowladeed oo leh awood iyo madax-bannaani ku filan, si ay si hufan oo daahfuran oo waafaqsan waajibaadkooda ugu gutaan shaqada loo igmaday.
Shirdoon oo haatan kamid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sheegay in qodobadan ay si wadajir ah u dhisayaan aasaaska dowlad Soomaaliyeed oo shaqaynaysa, isla markaana awood u leh inay ka gudubto caqabadaha hortaagan dowlad-dhiska.
Soo jeedintiisa ayaa imaanaysa xilli dalka ay ka taagan yihiin muranno siyaasadeed oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka, wax-ka-beddelka dastuurka iyo xiriirka dowladda federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka, isla markaana Madaxweynaha Soomaaliya uu fidiyay gogol wadatashi.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad xilli ay socdaan khilaafaad siyaasadeed.
Qodobada muhiimka ah
- Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad.
- Saacid wuxuu muhiimad gaar ah siiyay dib-u-heshiisiin dhab ah, taas oo uu sheegay inay lagama maarmaan u tahay soo celinta kalsoonida bulshada iyo xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
- Dhanka amniga iyo midnimada qaranka, ra’iisul wasaarihii hore ayaa ku dooday inay yihiin tiirar aan looga maarmin jiritaanka dowlad Soomaaliyeed oo shaqaynaysa.
- Soo jeedintiisa ayaa imaanaysa xilli dalka ay ka taagan yihiin muranno siyaasadeed oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka, wax-ka-beddelka dastuurka iyo xiriirka dowladda federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha madaxda kale ama dhinacyada kale.
- Eedeymaha uu Saacid soo jeediyay waxay ku saleysan yihiin hadalladiisa iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah laguma bixin khilaafaadka siyaasadeed ee la xusay.
Gunaanadka akhristaha
Soo jeedinta Saacid waxay muujinaysaa arrimo muhiim ah oo ku saabsan mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya xilli ay jiraan caqabado socda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo soo jeedinta Saacid?
- Sidee bay madaxda kale ee siyaasadda uga falcelinayaan qodobada Saacid?
- Waa maxay saamaynta khilaafaadka siyaasadeed ee socda ee ku saabsan isbeddelada la soo jeediyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · bandhigay · soomaaliya · kara