Sahriif Xasan oo la sheegay in uu ku horeeyo Doorashada Koonfur Galbeed in kasta oo uu Aadan Madoobe Soo Baxayo
Baydhabo (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in doorashiidii Qof iyo Cod, ee halka dhinac aheyd, ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu hormuudka ka yahay, oo ka dhacday deegaano ka mid Koonfur Galbeed, ayaa la sheeegayaa in dhamaan magaalooyinka gobolka Bay iyo Shabeellada Hoose uu ku guulestay Shariif Xasan Sh. Aadan. Gudoomiye Aadan... The post Sahriif Xasan oo la sheegay i

Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa ku guuleystay doorashada Koonfur Galbeed, halka Aadan Madoobe uu ka cod badnaaday magaalooyinka Waajid kaliya.
Maxaa la shaaciyey
- Shariif Xasan ayaa ku guuleystay magaalooyinka Baydhaba, Buur – Hakaba, Afgooye, Qansaxdheere iyo Baraawe.
- Aadan Madoobe ayaa laga cod baday dhamaan magaalooyinka gobolka Bay iyo Shabeellada Hoose marka laga reebo Waajid.
- Siyaad Sheekh Daahir ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu qorsheynayo in la musuqo natiijada doorashada.
Macnaha guud
Doorashadan ayaa ka dhacday deegaano ka mid ah Koonfur Galbeed iyadoo ay jiraan cabashooyin ku saabsan musuqmaasuq.
“Madaxweyne Xasan Sheekh oo adeegsanaya Gudiga Doorashooyinka ay hadda qorsheynayaan in la musuqo natiijada.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khataraha siyaasadeed iyo musuqmaasuqa ka dhici kara doorashooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Baydhabo (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in doorashiidii Qof iyo Cod, ee halka dhinac aheyd, ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu hormuudka ka yahay, oo ka dhacday deegaano ka mid Koonfur Galbeed, ayaa la sheeegayaa in dhamaan magaalooyinka gobolka Bay iyo Shabeellada Hoose uu ku guulestay Shariif Xasan Sh. Aadan.
Gudoomiye Aadan Madoobe, oo Madaxweyne Xasan la rabo in uu ku soo baxo doorashadaasi, ayaa la sheegay in laga cod batay marka laga reebo mgaalada Waajid oo uu ku guulestay, hase yeeshee madaxweynihii hore ee Shariif Xasan uu ku guuleystay magalooyinka Baydhaba, Buur – Hakaba, Afgooye, Qansaxdheere iyo Baraawe.
Siyaad Sheekh Daahir, oo horey uga tirsanaa gudigii farsamo ee soo dhisay Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed, ayaa u sheegay WardheerNews in Madaxweyne Xasan Sheekh oo adeegsanaya Gudiga Doorashooyinka ay hadda qorsheynayaan in la musuqo natiijada, oo tirada codka si khaldan loogu shubo Aadan Madoobe, ka gadaalna lagu dhawaaqo in uu Aadan Madoobe ku guuleystay doorasho markii horeba la ogaa natiijadada ka soo baxaysa.
Shariif Xasna oo ka hadley arimaha natiijooyonka doorashada Koonfur Galbeed, ayaa sheegay in cod ku shubasho iyo musuqmaasuq ka socdo tirinka codka, islamarkaana aan lagu kalsoonaan karin natiijada.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Wardheer News
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan