Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Saraakiishii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay duleedka Baydhabo oo aas qaran loogu sameeyay magaaladaasi

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay saraakiishii ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo. Saraakiisha la aasay ayaa kala ahaa taliyeyaasha Guutooyinka 8-aad iyo 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku geeriyooday dagaaladii […]

SO
Sawir war oo la xiriira Saraakiishii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay duleedka Baydhabo oo aas qaran loogu
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay saraakiishii ku shahiiday dagaalkii ka dhacay duleedka Baydhabo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Saraakiisha la aasay ayaa kala ahaa taliyeyaasha Guutooyinka 8-aad iyo 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
  2. Munaasabadda aas-qaran waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed.
  3. Hoggaamiye Jibriil ayaa sheegay in saraakiisha shahiiday ay naftooda u hureen difaaca shacabka.

Saraakiisha shahiiday ay naftooda u hureen difaaca shacabka iyo sugidda amniga deegaanada Koonfur Galbeed.

Jibriil Cabdirashiid Xaaji, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka
Baydhabo
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xuso geerida saraakiisha si loo muujiyo taageerada iyo tacsida qoysaskooda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay saraakiishii ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.

Saraakiisha la aasay ayaa kala ahaa taliyeyaasha Guutooyinka 8-aad iyo 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay deegaankaasi.

Munaasabadda aas-qaran ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka, masuuliyiin ka socotay Dowladda Koonfur Galbeed, saraakiil ciidan, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Mas’uuliyiintii ka hadlay munaasabadda ayaa dhammaantood muujiyay murugada iyo tacsida ay la wadaagayaan qoysaska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen saraakiishii geeriyootay.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsameeyaysaraakiishiiduleedka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.