Sawirro: Turkiga oo bogaadiyay dadaallada guddoomiye Muungaab ee la xiriira…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Safiirka Turkiga Ferhat Alkan ayaa bogaadiyay dadaallada guddoomiye Muqdisho Xasan Maxamed Maxamed Xuseen (Muungaab) intii uu booqasho ku joogay xarunta Aqalka Dowladda Hoose.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinWaxaa kale oo Maamulka Gobolka Banaadir uu muddooyinkan dambe waday qorsheyaal lagu horumarinayo caasimada, gaar ahaan dhismaha waddooyinka iyo bulaacadaha, sidoo kale wuxuu ku howlanaa garab istaagga qoysaska ay saameeyeen qurxinta Obasiibooyinka iyo jidadka la bixinayo.
- Ferhat Alkan iyo Xasan Maxamed Maxamed Xuseen (Muungaab) oo yeeshay kulan labada geeseed ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, arrimaha gargaarka bani’aadannimo iyo sidii loo sii ballaarin lahaa iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan horumarinta iyo adeegyada bulshada.
- Guddoomiye Muungaab oo kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay sii adkeynta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga labada dal.
- Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in iskaashiga labada dal uu muhiim u yahay horumarinta caasimada, gaar ahaan soo celinta bilicda, dhismaha waddooyinka, nadaafadda, adeegyada dadweynaha iyo kor u qaadista tayada nolosha bulshada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda gaarka ah ee la fulinayo qayb ka ah iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiye Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
- Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, arrimaha gargaarka bani’aadannimo iyo sidii loo sii ballaarin lahaa iskaashiga labada dhinac.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Ferhat Alkan oo maanta booqasho ku tegay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si weyn ugu bogaadiyay duqa Muqdisho dadaallada horumarinee ee uu ka wado gudaha caasimada.
Ferhat Alkan iyo Xasan Maxamed Maxamed Xuseen (Muungaab) oo yeeshay kulan labada geeseed ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, arrimaha gargaarka bani’aadannimo iyo sidii loo sii ballaarin lahaa iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan horumarinta iyo adeegyada bulshada.
Guddoomiye Muungaab oo kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay sii adkeynta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga labada dal.
Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in iskaashiga labada dal uu muhiim u yahay horumarinta caasimada, gaar ahaan soo celinta bilicda, dhismaha waddooyinka, nadaafadda, adeegyada dadweynaha iyo kor u qaadista tayada nolosha bulshada.
Dhankiisa, Danjire Ferhat Alkan ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho soo-dhoweynta iyo qaabilaadda diirran, isaga oo sidoo kale bogaadiyay dadaallada horumarineed ee Maamulkiisu wado, gaar ahaan dadaallada lagu horumarinayo caasimadda Muqdisho iyo adeegyada bulshada.
Muungaab ayaa horay u sheegay in ololahiisa ku aadan hormarinta caasimada iyo bilic soo celinteeda ay sii socon doonto, iyadoo la adkeynayo fulinta awaamiirta la xiriirta nadaafadda guud ee magaalada Muqdisho.
Waxaa kale oo Maamulka Gobolka Banaadir uu muddooyinkan dambe waday qorsheyaal lagu horumarinayo caasimada, gaar ahaan dhismaha waddooyinka iyo bulaacadaha, sidoo kale wuxuu ku howlanaa garab istaagga qoysaska ay saameeyeen qurxinta Obasiibooyinka iyo jidadka la bixinayo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Safiirka Turkiga Ferhat Alkan ayaa bogaadiyay dadaallada guddoomiye Muqdisho Xasan Maxamed Maxamed Xuseen (Muungaab) intii uu booqasho ku joogay xarunta Aqalka Dowladda Hoose. Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga iyo ballaarinta iskaashiga.
Qodobada muhiimka ah
- Safiirka Turkiga Ferhat Alkan ayaa bogaadiyay dadaallada guddoomiye Muqdisho Xasan Maxamed Maxamed Xuseen (Muungaab) intii uu booqasho ku joogay xarunta Aqalka Dowladda Hoose.
- Guddoomiye Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
- Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, arrimaha gargaarka bani’aadannimo iyo sidii loo sii ballaarin lahaa iskaashiga labada dhinac.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay maqaalka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha Muqdisho.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa iskaashiga socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan dadaallada horumarineed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda gaarka ah ee la fulinayo qayb ka ah iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga?
- Sidee loo hirgelin doonaa taageerada joogtada ah ee Turkiga?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee ka dhasha wadahadalada labada mas'uul?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dadaallada · turkiga · bogaadiyay
Sii akhri
- Danjire Ferhat Alkan ayaa booqday Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi-baarista ee Turkiga iyo Soomaaliya ee Erdoğan
Jowhar
- Soomaaliya iyo Turkiga oo ku heshiiyey xoojinta iskaashiga amniga, iyadoo la dhagax-dhigay xarunta cusub ee Ciidanka Badda
Shabelle Media
- Taliyaha Guud ee Ciidamada Türkiye oo booqasho ku yimid Soomaaliya
Shabelle Media