Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay Cadaadis Siyaasadeed

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku sheegay inuu awood dowladeed u adeegsanayo maamullada dalka. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda federaalka ay muddo dhowr sano ah si sharci darro ah ula macaamileysay maamul goboleedyada, isla markaana […]

SO
Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay Cadaadis Siyaasadeed
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku sheegay inuu awood dowladeed u adeegsanayo maamullada dalka.

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda federaalka ay muddo dhowr sano ah si sharci darro ah ula macaamileysay maamul goboleedyada, isla markaana hadda lagu cadaadinayo inay xilalka ka tagaan ama wajahaan awood ciidan.

“Xasan Sheekh maamul goboleedyadii markuu sharci darro ku hayay dhowr sano kadib ayuu leeyahay; mid kasta meesha ka tag ama xabad ayaan kuu qaadaynaa.”

Hadalka kasoo yeeray madaxweynihii hore ayaa kusoo aadaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada iyo mucaaradka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsheekhshariifaxmed
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.