Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Sheekh Shariif oo ciidamo la duldhigay & mudaharaadyadii mucaaradka oo goobo loo asteeyey.

Xiisadda siyaasadeed ee Magaalada Muqdisho ayaa cirka isku sii shareertay xilli mucaaradku isu diyaarinayaan banaan-baxyo waaweyn…

SO
Sawir war oo la xiriira Sheekh Shariif oo ciidamo la duldhigay & mudaharaadyadii mucaaradka oo goobo loo asteeyey.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Xiisadda siyaasadeed ee Muqdisho ayaa korodhay iyadoo mucaaradku diyaarinayaan banaan-baxyo waaweyn, maamulka gobolka Banaadirna uu asteeyey goobo gaar ah.

Maxaa la shaaciyey

  1. Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in Garoonka Koonis, Muqdisho Stadium, iyo Garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan loo asteeyey dibad-baxyada.
  2. Mucaaradka ayaa diiday qorshahaas, iyagoo ku adkeysanaya in banaanbaxu ka dhaco guud ahaan caasimadda.
  3. Dowladda Federaalka ayaa ciidamo badan dul-dhigtay guriga Sheekh Shariif Sheekh Axmed si loo xakameeyo xiisadda.

Macnaha guud

Xiisadda siyaasadeed ee Muqdisho ayaa sii kordheysa iyadoo mucaaradku isku diyaarinayaan banaan-baxyo.

mucaaradku ay ka biyo-diiday qorshahaas, iyagoo ku adkeysanaya in banaanbaxu ka dhaco guud ahaan caasimadda.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Magaalada Muqdisho
2026-06-03

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho iyo saamaynta ay ku yeelan karto amniga iyo xasiloonida dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Xiisadda siyaasadeed ee Magaalada Muqdisho ayaa cirka isku sii shareertay xilli mucaaradku isu diyaarinayaan banaan-baxyo waaweyn…

Xiisadda siyaasadeed ee Magaalada Muqdisho ayaa cirka isku sii shareertay xilli mucaaradku isu diyaarinayaan banaan-baxyo waaweyn iyadoo Maamulka gobolka Banaadir uu asteeyey goobo gaar ah oo dibadb-baxyadaasi lagu qabto.

Maamulka gobolka Banaadir oo shir jaraa’id qabtay ayaa shaaciyey in goobo ay ka mid yihiin Garoonka Koonis, Muqdisho Stadium iyo Garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan loo asteeyey dibad-baxyada , iyadoo mucaaradku ay ka biyo-diiday qorshahaas, iyagoo ku adkeysanaya in banaanbaxu ka dhaco guud ahaan caasimadda.

DFS ayaa ciidamo badan dul-dhigtay guriga uu degan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee degmada Cabdicasiis, waxaana socda dadaallo ay wadaan ergooyin ka socday Madaxtooyada si loo dejiyo xaaladda loogana hortago isku dhac siyaasadeed iyo mid amni.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralgoobosheekhciidamo
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.