Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Shirka berri ka dhacaya Xalane oo diiradda lagu saarayo khilaafka doorashooyinka

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in berri xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho lagu qaban doono kulan xasaasi ah oo u dhexeeya Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,…

SO
Shirka berri ka dhacaya Xalane oo diiradda lagu saarayo khilaafka doorashooyinka
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Berri, kulan xasaasi ah ayaa ka dhacaya Xalane oo diiradda lagu saarayo khilaafka doorashooyinka Soomaaliya.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa ka dhici doona xarunta JOCC, waxaana ka qeyb galaya Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
  2. Wakiillo ka socda beesha caalamka iyo dowladaha reer galbeedka ayaa ka shaqeynaya qabanqaabada kulanka.
  3. Dhinacyada mucaaradka ayaa walaac ka muujiyay hannaan aan ku dhisnayn wadatashi iyo heshiis siyaasadeed.

Macnaha guud

Kulankan ayaa imanaya xilli uu cirka isku shareeray khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka dalka.

Dhexdhexaadiyeyaasha caalamiga ah ayaa sidoo kale door muuqda ku yeelan doona wada-hadallada.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed +1
Xalane, Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee saameynaya doorashooyinka dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in berri xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho lagu qaban doono kulan xasaasi ah oo u dhexeeya Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo diiradda lagu saarayo geeddi-socodka doorashooyinka dalka iyo sidii is-afgarad looga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee taagan.

Kulanka ayaa ka dhici doona xarunta JOCC, waxaana qabanqaabadiisa iyo isku keenistiisa si weyn uga shaqeynaya wakiillo ka socda beesha caalamka iyo dowladaha reer galbeedka, kuwaas oo dadaal ugu jira in xal siyaasadeed laga gaaro muranka hareeyay hanaanka doorashada.

Dhexdhexaadiyeyaasha caalamiga ah ayaa sidoo kale door muuqda ku yeelan doona wada-hadallada, iyadoo dhinaca dowladda Federaalka ay kulanka uga qeyb geli doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka.

Dhanka Golaha Mustaqbalka waxaa la filayaa inay matalaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxalaneberridhacaya
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.