Sidee ku dhowaad 300 oo Shabaab ah oo ku jiraan madax sare loo dilay?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 285 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo milatari oo qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tirada Shabaabka lagu dilay howlgallada waxaa ku jira 12 horjooge iyo xubno muhiim ah oo ka tirsanaa hoggaanka Al-Shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id qabtay.
- Waxaa howlgalka lagu dilay xubno muddo dheer ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo qaarkood uu wasiirku sheegay inay ka mid ahaayeen aas-aasayaashii kooxda.
- Isaaq wuxuu hoggaamin jiray guuto gaar ah oo qaabilsanayd fulinta weerarrada gaarka ah, isagoo sidoo kale kasoo hawlgallay gobollada Bay iyo Bakool.
- Waxaa kale oo dadka lagu dilay howlgalka lagu sheegay Mukhtaar Qalinle oo loo yaqaan Timo-weyne, kaas oo ahaa madaxa isgaarsiinta Al-Shabaab iyo Xasan Dheere oo madax ka ahaa gaadiidka gurmadka dhexe ee kooxda.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin istaraatiijiyadaha milatari ee la isticmaalay howlgaladan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Howlgalladu waxay bartilmaameedsadeen hoggaamiyeyaasha sare ee Al-Shabaab, oo ay ku jiraan 12 horjooge.
- Isaaq Aadan Madgaab, oo loo yaqaan Isaaq Ukurow ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ahaa aas-aasayaashii Al-Shabaab.
- Ujeeddada hawlgalladu waxay ahayd in shacabka Soomaaliyeed loo abuuro amni ay ugu laabtaan nolol maalmeedkoodii caadiga ahaa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in 285 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo milatari oo qorshaysan oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay.
Tirada Shabaabka lagu dilay howlgallada waxaa ku jira 12 horjooge iyo xubno muhiim ah oo ka tirsanaa hoggaanka Al-Shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id qabtay. Wasiirku wuxuu sheegay in si gaar ah loo bartilmaameedsaday saraakiisha iyo hoggaanka kooxda.
Waxaa howlgalka lagu dilay xubno muddo dheer ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo qaarkood uu wasiirku sheegay inay ka mid ahaayeen aas-aasayaashii kooxda. Isaaq Aadan Madgaab, oo loo yaqaan Isaaq Ukurow ayuu Fiqi ku tilmaamay mid ka mid ahaa aas-aasayaashii Al-Shabaab sanadkii 2007.
Isaaq wuxuu hoggaamin jiray guuto gaar ah oo qaabilsanayd fulinta weerarrada gaarka ah, isagoo sidoo kale kasoo hawlgallay gobollada Bay iyo Bakool. Wuxuu intaas ku daray inuu hoggaamin jiray lix guuto oo ka tirsanaa kooxda.
Waxaa kale oo dadka lagu dilay howlgalka lagu sheegay Mukhtaar Qalinle oo loo yaqaan Timo-weyne, kaas oo ahaa madaxa isgaarsiinta Al-Shabaab iyo Xasan Dheere oo madax ka ahaa gaadiidka gurmadka dhexe ee kooxda.
Magacyada kale ee uu Fiqi xusay waxaa ka mid ahaa Axmed Cabdulle Ansaari oo ahaa horjoogaha guutada jabhadda Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe, laguna dilay deegaanka Masjid Cali Guduud iyo Maxamed Ibraahim Saadaat oo ahaa amiirka jabhadda dagaalka, kaas oo lagu dilay deegaanka Muduulow ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Sidoo kale, waxaa lagu dilay Cabdiwahaab, oo loo yaqaan Nuux-yare, kana tirsanaa sirdoonka guuto ka tirsan Al-Shabaab; Cabdullaahi Axmed Aadan, oo loo yaqaan Maskiinow, kana tirsanaa hoggaanka guutada gurmadka dhexe; iyo Cabdi Cali oo ahaa waaliga Al-Shabaab ee Nuur Dugle.
Saciid Axmed Sabriye Gaagaale oo ka mid ahaa horjoogayaashii aas-aasay Al-Shabaab, isla markaana madax ka ahaa jabhadda hubka culus iyo gaadiidka dagaalka ayaa sidoo kale lagu dilay aagga ay isaga galaan gobollada Bay iyo Shabeellaha Dhexe.
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in ujeeddada hawlgalladu aysan ku koobnayn soo bandhigista tirada xubnaha Al-Shabaab ee lagu dilay, balse ay tahay in shacabka Soomaaliyeed loo abuuro amni ay ugu laabtaan nolol maalmeedkoodii caadiga ahaa.
“Guusha dhabta ahi waa in carruurtu si nabad ah iskuullada u aadaan, ganacsatadu si xor ah u shaqaystaan, beeralayduna dib ugu laabtaan beerahooda,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 285 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo milatari oo qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 285 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo milatari oo qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay.
- Howlgalladu waxay bartilmaameedsadeen hoggaamiyeyaasha sare ee Al-Shabaab, oo ay ku jiraan 12 horjooge.
- Isaaq Aadan Madgaab, oo loo yaqaan Isaaq Ukurow ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ahaa aas-aasayaashii Al-Shabaab.
- Ujeeddada hawlgalladu waxay ahayd in shacabka Soomaaliyeed loo abuuro amni ay ugu laabtaan nolol maalmeedkoodii caadiga ahaa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid dowladda Soomaaliya iyo Wasiirka Gaashaandhigga.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaareha.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Al-Shabaab ama dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Howlgallada milatari ee la soo sheegay ayaa sababay khasaare weyn oo ka dhan ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin istaraatiijiyadaha milatari ee la isticmaalay howlgaladan?
- Sidee dowladda u xaqiijin doontaa amniga gobolka mustaqbalka?
- Waa maxay saameynta howlgaladan ku yeelan doonto hawlaha Al-Shabaab mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · dilay · shabaab
Sii akhri
- Ciidanka Danab oo La Wareegay Deegaannada Leego iyo Jameeco ee Gobolka Baay
Hiiraanweyn
- Taliyaha Ciidamada Uganda oo booqday Ciidamada Soomaaliya xilli laga baxayo Barawe
Shabelle Media
- SOMA waxay qabatay aqoonsi shaqo oo ku saabsan Habraaca Isdhexgalka Booliska iyo Warbaahinta Soomaaliya iyo Habraacyada Hawlgalka Caadiga ah
Hiiraanweyn