Siyaasi Farxaan Aadan Heybe oo Bogaadiyey Go’aanka Golaha Degaanka Caasimadda JSL
Hargeysa (Dawan) Siyaasi Farxaan Aadan Heybe ayaa soo dhoweeyey go’aanka Golaha Deegaanka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo shalay cod aqlabiyad ah ku doortay hoggaanka cusub ee degmada. Siyaasi Farxaan, waxa uu sheegay in doorashadu ay u dhacday si waafaqsan sharciga iyo nidaamka u degsan golayaasha deegaanka dalka. Farxaan Aadan Heybe waxa uu xusay in […]
Siyaasi Farxaan Aadan Heybe ayaa soo dhoweeyey go'aanka Golaha Deegaanka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo shalay cod aqlabiyad ah ku doortay hoggaanka cusub ee degmada.
Maxaa la shaaciyey
- Doorashada hoggaanka cusub ee degmada Hargeysa ayaa dhacday si waafaqsan sharciga iyo nidaamka golayaasha deegaanka.
- Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in siyaasadda iyo noloshuba ay leeyihiin marxalado kala duwan.
- Farxaan ayaa ku baaqay in la adkeeyo dulqaadka iyo adkaysiga si loo wajaho isbeddelka nolosha.
““Siyaasadda iyo salaankeedu waa laba weji oo nolosha ka mid ah; mar waxay xanbaarsan tahay soo dhowayn, horusocod iyo yididiilo, mar kalena siibasho, mugdi iyo ayaan kakan.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka faa'iidi karaan fahamka isbeddelada siyaasadeed ee ka dhacaya Somaliland.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Hargeysa (Dawan) Siyaasi Farxaan Aadan Heybe ayaa soo dhoweeyey go’aanka Golaha Deegaanka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo shalay cod aqlabiyad ah ku doortay hoggaanka cusub ee degmada. Siyaasi Farxaan, waxa uu sheegay in doorashadu ay u dhacday si waafaqsan sharciga iyo nidaamka u degsan golayaasha deegaanka dalka.
Farxaan Aadan Heybe waxa uu xusay in siyaasadda iyo noloshuba ay leeyihiin marxalado kala duwan oo la maro, kuwaas oo mararka qaar xanbaarsan yididiilo, horumar iyo soo dhoweyn, mar kalena wata duruufo adag iyo caqabado, balse marxaladahaasi kala duwani ay dhammaantood qayb ka yihiin meertada siyaasadda iyo isbeddelka dabiiciga ah ee nolosha.
Siyaasi Farxaan Aadan Heybe, ayaa sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook, kaas oo u dhignaa sidan: “Siyaasadda iyo salaankeedu waa laba weji oo nolosha ka mid ah; mar waxay xanbaarsan tahay soo dhowayn, horusocod iyo yididiilo, mar kalena siibasho, mugdi iyo ayaan kakan. Labaduba se waa sunnaha isbeddelka nolosha, dabciga siyaasada iyo meertada waqtiga amarka Illaahay mid kastaana waxuu rabaa in sifihiisa lagula macaamilo oo loo yeesho adkaysi iyo dulqaad.
Waxaan soo dhowaynayaa go’aanka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ee cod dheeriga ay maanta (shalay) isku doorteen sida sharcigoodu dhigayo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Wargeyska Dawan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan