Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Liibiya ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda kulan ka dhacay magaalada Tripoli.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo maaliyadeed ee labada dal, ballaarinta xiriirka dhinacyada dhaqaalaha iyo taageeridda horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.
- Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo kordhin lahaa dhoofinta xoolaha nool ee Soomaaliya, loona ballaarin lahaa fursadaha ganacsi ee xoolaha Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan suuqyada dalka Liibiya.
- Wadahadallada ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Liibiya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga, iyadoo xoogga la saarayo sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo labada dal ka dhexeeya.
- Iskaashiga dhinacyadan ayaa muhiim u ah kobcinta ganacsiga, ballaarinta suuqyada ay Soomaaliya u dhoofiso xoolaha nool iyo xoojinta xiriirka dhaqaale ee labada dowladood.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Liibiya ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda.
- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Liibiya, Mudane Rashiid Abuu Qaffah, magaalada Tripoli.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ballaarinta xiriirka dhaqaale iyo taageeridda horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Tripoli, Liibiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa magaalada Tripoli kulan kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Liibiya, Mudane Rashiid Abuu Qaffah.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo maaliyadeed ee labada dal, ballaarinta xiriirka dhinacyada dhaqaalaha iyo taageeridda horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.
Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo kordhin lahaa dhoofinta xoolaha nool ee Soomaaliya, loona ballaarin lahaa fursadaha ganacsi ee xoolaha Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan suuqyada dalka Liibiya.
Wadahadallada ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Liibiya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga, iyadoo xoogga la saarayo sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo labada dal ka dhexeeya.
Iskaashiga dhinacyadan ayaa muhiim u ah kobcinta ganacsiga, ballaarinta suuqyada ay Soomaaliya u dhoofiso xoolaha nool iyo xoojinta xiriirka dhaqaale ee labada dowladood.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Liibiya ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda kulan ka dhacay magaalada Tripoli.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Liibiya ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda.
- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Liibiya, Mudane Rashiid Abuu Qaffah, magaalada Tripoli.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ballaarinta xiriirka dhaqaale iyo taageeridda horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.
- Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo kordhin lahaa dhoofinta xoolaha nool ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh wadahadalada.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka kulanka lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Liibiya waxay si firfircoon u shaqeynayaan si ay u xoojiyaan xiriirkooda dhaqaale iyo maaliyadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?
- Sidee loo fududeyn doonaa dhoofinta xoolaha la soo jeediyay?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee iskaashiga la wada hadlay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · maaliyadda · iskaashiga · liibiya