Soomaaliya oo dib u hanatay nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha kaddib 35 sano
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa si rasmi ah u dib u hanatay nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha IATA-BSP kaddib 35 sano.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dambeysay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn lagu sameeyay hay’adaha dowladda, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababarka shaqaale awood u leh inay maareeyaan adeegyada duulista rayidka.
- Xamsa Cabdi Barre ayaa xusay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista mas’uuliyadda amniga qaranka.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska hay’adaha dowladda iyo isku-xirka shaqadooda, isaga oo sheegay in Soomaaliya ay leedahay fursado maalgashi oo waaweyn, gaar ahaan gaadiidka, beeraha iyo wax-soo-saarka kale, maadaama ay ku taallo goob istaraatiiji ah oo isku xirta qaaradaha dunida.
- “Waxaa naga go’an in la sii horumariyo oo la tayeeeyo hay’adaha qaranka.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo nidaamka IATA-BSP?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska hay’adaha dowladda iyo isku-xirka shaqadooda.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista mas’uuliyadda amniga qaranka.
- Dib u soo celinta nidaamka IATA-BSP ayaa ah tallaabo la xiriirta dib u habeynta adeegyada duulista rayidka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Goobjoog) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib u soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay kaddib 35 sano.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dambeysay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn lagu sameeyay hay’adaha dowladda, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababarka shaqaale awood u leh inay maareeyaan adeegyada duulista rayidka.
Xamsa Cabdi Barre ayaa xusay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista mas’uuliyadda amniga qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska hay’adaha dowladda iyo isku-xirka shaqadooda, isaga oo sheegay in Soomaaliya ay leedahay fursado maalgashi oo waaweyn, gaar ahaan gaadiidka, beeraha iyo wax-soo-saarka kale, maadaama ay ku taallo goob istaraatiiji ah oo isku xirta qaaradaha dunida.
“Waxaa naga go’an in la sii horumariyo oo la tayeeeyo hay’adaha qaranka. Waxaan hubaa inaan gaari doonno dunida horumartay ee aan dib uga harnay 30-kii sano,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, isaga oo ku boorriyay inay dardargeliyaan horumarinta garoomada diyaaradaha, maamulka hawada dalka iyo adeegyada duulimaadyada.
Wuxuu sheegay in horumarinta adeegyadaasi ay muhiim u tahay kor u qaadista tayada adeegyada ay helaan shacabka iyo shirkadaha diyaaradaha, iyo xoojinta isku-xirka Soomaaliya iyo dunida inteeda kale.
Dib u soo celinta nidaamka IATA-BSP ayaa ah tallaabo la xiriirta dib u habeynta adeegyada duulista rayidka iyo fududeynta howlaha la xiriira iibinta iyo xisaabinta tigidhada diyaaradaha ee shirkadaha ka qaybqaata nidaamka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dib u hanatay nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha IATA-BSP kaddib 35 sano. Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay dib u soo celinta nidaamkan munaasabad rasmi ah.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dib u hanatay nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha IATA-BSP kaddib 35 sano.
- Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska hay’adaha dowladda iyo isku-xirka shaqadooda.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista mas’uuliyadda amniga qaranka.
- Dib u soo celinta nidaamka IATA-BSP ayaa ah tallaabo la xiriirta dib u habeynta adeegyada duulista rayidka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyo kale oo ku saabsan dib u soo celinta.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Ra’iisul Wasaaraha iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Dib u soo celinta nidaamka IATA-BSP ee Soomaaliya ayaa ah tallaabo muhiim ah oo lagu hagaajinayo qaybta duulista rayidka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo nidaamka IATA-BSP?
- Sidee ayay dib u soo celintu u saameyn doontaa warshadaha duulista ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee dowladda ee ku saabsan adeegyada duulista?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · nidaamka · soomaaliya · tigidhada