Soomaaliya oo ka qayb gashay madasha caalamiga ah ee Sharciga iyo Maamul-wanaagga Cimilada 2026
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa ka qayb gashay Maalinta Sharciga iyo Maamul-wanaagga Cimilada 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madashan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta shuruucda la xiriira isbeddelka cimilada, horumarinta maamul-wanaagga iyo xaqiijinta isla-xisaabtanka hay’adaha dowliga ah, si loo helo hannaan sharciyeed oo wax ku ool u ah wax ka qabashada caqabadaha ka dhasha isbeddelka cimilada.
- Doodaha madasha ayaa si gaar ah salka ugu hayey ra’yiga talo-bixinta ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ Advisory Opinion), kaas oo la soo saaray 23-kii Luulyo 2025, isla markaana faahfaahinaya waajibaadka sharci ee dowladaha ka saaran wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa intii uu kulanka socday carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in sharciga iyo caddaaladdu noqdaan udub-dhexaadka doodaha, siyaasadaha iyo tallaabooyinka lagu wajahayo isbeddelka cimilada.
- Sidoo kale, waxa uu xusay in wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimiladu ay u baahan tahay xoojinta maamul-wanaagga, hufnaanta iyo isla-xisaabtanka, si loo dhiso hay’ado dowladeed oo awood u leh inay si hufan u maareeyaan dhaqaalaha loogu talagalay la-qabsiga saameynta cimilada iyo magdhowga khasaaraha iyo waxyeellada aan laga baaqsan karin.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib dhacdadan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay madasha.
- Doodaha madasha ayaa si gaar ah salka ugu hayey ra’yiga talo-bixinta ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ Advisory Opinion).
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa intii uu kulanka socday carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in sharciga iyo caddaaladdu noqdaan udub-dhexaadka doodaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay madasha Maalinta Sharciga iyo Maamul-wanaagga Cimilada 2026 (Climate Law and Governance Day 2026), oo ah kulan sannadle ah oo ay isugu yimaadaan hay’adaha ku shaqada leh sharciga, caddaaladda iyo arrimaha cimilada.
Madashan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta shuruucda la xiriira isbeddelka cimilada, horumarinta maamul-wanaagga iyo xaqiijinta isla-xisaabtanka hay’adaha dowliga ah, si loo helo hannaan sharciyeed oo wax ku ool u ah wax ka qabashada caqabadaha ka dhasha isbeddelka cimilada.
Doodaha madasha ayaa si gaar ah salka ugu hayey ra’yiga talo-bixinta ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ Advisory Opinion), kaas oo la soo saaray 23-kii Luulyo 2025, isla markaana faahfaahinaya waajibaadka sharci ee dowladaha ka saaran wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Xoghayaha Joogtada ah ayaa intii uu kulanka socday carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in sharciga iyo caddaaladdu noqdaan udub-dhexaadka doodaha, siyaasadaha iyo tallaabooyinka lagu wajahayo isbeddelka cimilada.
Sidoo kale, waxa uu xusay in wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimiladu ay u baahan tahay xoojinta maamul-wanaagga, hufnaanta iyo isla-xisaabtanka, si loo dhiso hay’ado dowladeed oo awood u leh inay si hufan u maareeyaan dhaqaalaha loogu talagalay la-qabsiga saameynta cimilada iyo magdhowga khasaaraha iyo waxyeellada aan laga baaqsan karin.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Maalinta Sharciga iyo Maamul-wanaagga Cimilada 2026. Madashu waxay diiradda saartay xoojinta shuruucda la xiriira isbeddelka cimilada iyo horumarinta maamul-wanaagga.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Maalinta Sharciga iyo Maamul-wanaagga Cimilada 2026.
- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay madasha.
- Doodaha madasha ayaa si gaar ah salka ugu hayey ra’yiga talo-bixinta ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ Advisory Opinion).
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa intii uu kulanka socday carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in sharciga iyo caddaaladdu noqdaan udub-dhexaadka doodaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lug leh maamul-wanaagga cimilada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka lagu sameeyay maqaalka.
- Maqaalku ma soo bandhigayso faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka doodaha.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee doodaha caalamiga ah ee cimilada ayaa muujinaya go'aankeeda ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib dhacdadan?
- Sidee loo hirgelin doonaa talooyinka ka soo baxay Ra'yiga Talo-bixinta ee ICJ?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee Soomaaliya ee maamul-wanaagga cimilada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sharciga · 2026 · caalamiga