Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay….
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Soomaaliya ayaa lagu qiimeeyay inay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta sida ay sheegtay hay’adda Global Safety Report.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay muwaadiniintu u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay u kala gudbaan deegaannada kala duwan ee dalka.
- Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
- Marka la barbar dhigo dalal kale, Soomaaliya ayaa ka sarreysay Ruushka oo helay 72%, Boqortooyada Midowday oo heshay 71%, Faransiiska oo helay 71%, Hindiya oo gaartay 71% iyo Australia oo heshay 64%.
- Dhanka kale, Soomaaliya ayaa heshay 75 dhibcood marka la eego Law and Order Index, oo cabbiraya kalsoonida dadka ay ku qabaan booliska, dareenka amniga iyo waayo-aragnimada la xiriirta dembiyada.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dareen muhiim ah oo amni ah oo ka dhex jira muwaadiniinta, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida bulshada iyo maalgashiga Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee keenay kororka dareenka amniga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa lagu qiimeeyay inay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta.
- Soomaaliya ayaa heshay 75 dhibcood marka la eego Law and Order Index, oo cabbiraya kalsoonida dadka ay ku qabaan booliska, dareenka amniga iyo waayo-aragnimada la xiriirta dembiyada.
- Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nairobi (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa lagu qiimeeyay inay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’adda Global Safety Report oo daraasado ka samaysa xaaladaha amniga caalamka.
Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay muwaadiniintu u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay u kala gudbaan deegaannada kala duwan ee dalka.
Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
Marka la barbar dhigo dalal kale, Soomaaliya ayaa ka sarreysay Ruushka oo helay 72%, Boqortooyada Midowday oo heshay 71%, Faransiiska oo helay 71%, Hindiya oo gaartay 71% iyo Australia oo heshay 64%. Shiinaha ayaa isna la mid noqday Soomaaliya oo helay 74%.
Dhanka kale, Soomaaliya ayaa heshay 75 dhibcood marka la eego Law and Order Index, oo cabbiraya kalsoonida dadka ay ku qabaan booliska, dareenka amniga iyo waayo-aragnimada la xiriirta dembiyada.
Inkasta oo dhibcaha Soomaaliya ay shan dhibcood ka hooseeyaan celceliska caalamka oo ah 80, haddana natiijadu waxay muujinaysaa aragti ka duwan cabbirrada amniga ee inta badan lagu saleeyo oo keliya dagaallada iyo weerarrada.
Warbixintu waxay tilmaamaysaa in qiimeynta amniga ay muhiim u tahay in lagu daro sida muwaadiniintu u dareemayaan badbaadada marka ay ku jiraan nolol maalmeedkooda, oo ay ku jiraan safarrada habeenkii iyo isu-socodka deegaannada kala duwan.
Sidaas darteed, natiijada Soomaaliya ayaa muujinaysa in dareenka shacabka ee badbaadada uu yahay qayb muhiim ah oo lagu cabbiro xaaladda amni, iyadoo dalka uu qiimeyntan kaga sarreeyay celceliska caalamka iyo dhowr dal oo kale oo caalami ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa lagu qiimeeyay inay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta sida ay sheegtay hay’adda Global Safety Report.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa lagu qiimeeyay inay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta.
- Soomaaliya ayaa heshay 75 dhibcood marka la eego Law and Order Index, oo cabbiraya kalsoonida dadka ay ku qabaan booliska, dareenka amniga iyo waayo-aragnimada la xiriirta dembiyada.
- Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
- Inkasta oo dhibcaha Soomaaliya ay shan dhibcood ka hooseeyaan celceliska caalamka oo ah 80.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warbixinta Global Safety Report ee sheegaya qiimeyntan.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo la bixiyay oo ku saabsan qiimeyntan.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan xaaladda amniga.
Gunaanadka akhristaha
Qiimeynta amniga Soomaaliya waxay muujinaysaa horumar la taaban karo oo ku saabsan dareenka badbaadada shacabka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee keenay kororka dareenka amniga?
- Sidee bay Global Safety Report u uruurisaa xogteeda?
- Maxay yihiin saamaynta qiimeyntan ee xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dareen muhiim ah oo amni ah oo ka dhex jira muwaadiniinta, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida bulshada iyo maalgashiga Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · kaalinta · gashay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada