Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan Amni La Yeeshay Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed
Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaas oo looga hadlay adkeynta iyo xaqiijinta amniga magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah, iyo sidi

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan amni la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, si loo adkeeyo amniga Baydhabo.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah.
- Iskaashi buuxa oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa la adkeeyay si loo xaqiijiyo amni waara.
“Ciidanka XDS ay ka go’an tahay sii wadidda howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka nabadiidka ah.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada amni ee ka socda Baydhabo iyo Koonfur Galbeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaas oo looga hadlay adkeynta iyo xaqiijinta amniga magaalada Baydhabo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah, iyo sidii loo xoojin lahaa amniga guud ee magaalada Baydhabo iyo deegaannada hoos taga Koonfur Galbeed.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ciidanka XDS ay ka go’an tahay sii wadidda howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka nabadiidka ah, isagoo xusay in howlgallo joogto ah ay ka socdaan deegaannada Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, waxaa la adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi buuxa oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed si loo xaqiijiyo amni waara oo ka hanaqaada gobolka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan