Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Safarkan shaqo ayaa ahaa qiimeynta xaaladaha guud ee

SO
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay si ay u qiimeeyaan xaaladaha degmada.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wafdigaan ayaa la kulmay maamulka degmada iyo saraakiisha amniga si ay warbixinno uga dhageystaan xaaladaha jira.
  2. Safarka ayaa diiradda saaray amniga, arrimaha bini’aadanimada, iyo mashaariicda horumarineed ee degmada.
  3. Dadaalladan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha KGS iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xoojinta amniga iyo adeegyada bulshada.

Safarkan shaqo ayaa ahaa qiimeynta xaaladaha guud ee degmada.

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim
Degmada Diinsoor, gobolka Baay
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka warqabaan dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo horumarinta adeegyada bulshada ee degmada Diinsoor.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Safarkan shaqo ayaa ahaa qiimeynta xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha bini’aadanimada iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda degmada Diinsoor.

Masuuliyiinta ayaa kulan la yeeshay maamulka degmada, saraakiisha amniga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo warbixinno ka dhageystay xaaladaha jira iyo baahiyaha mudnaanta leh ee degmada.

Safarka ayaa qeyb ka ah dadaallada KGS iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu kuurgelayaan xaaladaha deegaannada, si loo xoojiyo amniga, loo dardargeliyo adeegyada bulshada, loona taageero mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldegmadagaaraybaay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.