Wararkii ugu dambeeyay kulamada siyaasadeed ee Turkiga ka wado Muqdisho
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa magaalada Muqdisho kulamo kala duwan ka yeeshay, oo ay ku jiraan wada-hadallo la leh hoggaamiyeyaasha gobolka ku saabsan xaaladda Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka uu la yeeshay Firdhiye ayaa diiradda lagu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay sidoo kale isla eegeen fursadaha lagu xoojin karo xiriirka Turkiga iyo dowlad-goboleedka Waqooyi Bari.
- Arrimaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo mashaariicda ayaa ka mid ahaa qodobadii ay labada dhinac kaga wada-hadleen kulankooda, iyadoo Safiir Alkan uu mar kale xaqiijiyey in Turkiga ay ka go’an tahay inay gacan ka geysato nabadda, xasilloonida iyo horumarka dhammaan qaybaha dalka.
- Dhinaca kale, Safiir Ferhat Alkan ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, kaas oo ay kaga wada-hadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo geeddi-socodka siyaasadeed.
- Kulanka Sharmaarke iyo Safiirka ayaa sidoo kale looga hadlay rajada mustaqbalka Soomaaliya iyo xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya, iyadoo la xusay kaalintii uu Sharmaarke ka qaatay xoojinta iskaashiga labada dal intii uu hayey xilka Ra’iisul Wasaaraha.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulamadan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa magaalada Muqdisho kulamo kala duwan ka yeeshay.
- Alkan ayaa la kulmay hoggaamiyaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, si ay uga wada hadlaan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
- Kulankooda waxaa ka mid ahaa arrimaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo mashaariicda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan oo sii wada kulamada siyaasadeed ayaa magaalada Muqdisho kulamo kala duwan kula yeeshay hoggaamiyaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.
Kulanka uu la yeeshay Firdhiye ayaa diiradda lagu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay sidoo kale isla eegeen fursadaha lagu xoojin karo xiriirka Turkiga iyo dowlad-goboleedka Waqooyi Bari.
Arrimaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo mashaariicda ayaa ka mid ahaa qodobadii ay labada dhinac kaga wada-hadleen kulankooda, iyadoo Safiir Alkan uu mar kale xaqiijiyey in Turkiga ay ka go’an tahay inay gacan ka geysato nabadda, xasilloonida iyo horumarka dhammaan qaybaha dalka.
Dhinaca kale, Safiir Ferhat Alkan ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, kaas oo ay kaga wada-hadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo geeddi-socodka siyaasadeed.
Kulanka Sharmaarke iyo Safiirka ayaa sidoo kale looga hadlay rajada mustaqbalka Soomaaliya iyo xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya, iyadoo la xusay kaalintii uu Sharmaarke ka qaatay xoojinta iskaashiga labada dal intii uu hayey xilka Ra’iisul Wasaaraha.
Safiir Alkan ayaa uga mahadceliyey Sharmaarke kulanka miro-dhalka ah iyo is-weydaarsiga aragtiyaha qiimaha badan, iyadoo kulamadan ay kusoo beegmayaan xilli ay Muqdisho ka socdaan kulamo siyaasadeed oo kala duwan.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid ku wehliyay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Geelle.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa magaalada Muqdisho kulamo kala duwan ka yeeshay, oo ay ku jiraan wada-hadallo la leh hoggaamiyeyaasha gobolka ku saabsan xaaladda Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa magaalada Muqdisho kulamo kala duwan ka yeeshay.
- Alkan ayaa la kulmay hoggaamiyaha dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, si ay uga wada hadlaan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
- Kulankooda waxaa ka mid ahaa arrimaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo mashaariicda.
- Safiir Alkan uu mar kale xaqiijiyey in Turkiga ay ka go’an tahay inay gacan ka geysato nabadda, xasilloonida iyo horumarka dhammaan qaybaha dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ka qaybgalay kulamada.
- Eedeymaha ku saabsan wada-hadallada iyo ballanqaadyada waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada safiirka Turkiga.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka kulamada ama heshiisyada la gaarey ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Kulamada safiirka Turkiga ee Muqdisho waxay muujinayaan dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulamadan?
- Sidee loo fulin doonaa ballanqaadyada Turkiga ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin jawaabaha hoggaamiyeyaasha kale ee siyaasadda Soomaaliya ee ku saabsan kulamadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · siyaasadeed · muqdisho · kulamada