Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum) oo lagu qabtay magaalada Rabat ee dalka Morocco. Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa “Qaabeynta Kobaca ka faa’iidaysiga hubanti la’aanta loona beddelo fursado” (“Structuring Growth: Turning Uncertaint

SO
Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed, ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah ee lagu qabtay Morocco.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madashu waxay diiradda saartay wada-hadallo ku saabsan kobaca dhaqaalaha iyo iskaashiga gobolka.
  2. Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa 'Qaabeynta Kobaca: Turning Uncertainty into Opportunity'.
  3. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay go'aankeeda ku aaddan xoojinta iskaashiga dhaqaalaha caalamiga ah.

Qaabeynta Kobaca: Turning Uncertainty into Opportunity

Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate)
Magaalada Rabat, Morocco
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan dadaallada lagu xoojinayo kobaca dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum) oo lagu qabtay magaalada Rabat ee dalka Morocco. Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa “Qaabeynta Kobaca ka faa’iidaysiga hubanti la’aanta loona beddelo fursado” (“Structuring Growth: Turning Uncertainty into Opportunity”).

Madashan oo ay isugu yimaadeen wasiirro, diblomaasiyiin, khubaro dhanka dhaqaalaha ah, iyo xeel-dheereyaal siyaasadeed ayaa diiradda lagu saaray wada-hadallo ku saabsan kobaca dhaqaalaha, iskaashiga gobolka, maalgashiga, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo sidoo kale caqabadaha iyo fursadaha ka jira dhaqaalaha caalamka ee si xawli ah isu beddelaya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha caalamiga ah iyo horumar waara oo lagu taageerayo kobaca dhaqaalaha dalka iyo xasilloonida gobolka.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralgrowthganacsigaxigeenka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.