Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti Mudane Col. Cismaan Dhoobad Suugoole.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiirka ayaa ka gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Diblomaasiyadeed ee Danjiraha cusub.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
- Iskaashiga laba geesoodka ah iyo xasilloonida gobolka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay.
“xiriirka walaaltinimo ee Xooggan kaas oo ka dhexeey Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xoojiyo xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti si loo helo iskaashi iyo xasillooni gobolka Geeska Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Col. Cismaan Dhoobad Suugoole, isagoo ka gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Diblomaasiyadeed.
Kadib Markii uu Wasiirka Ka Gudoomay Danjiraha Warqadaha Aqoonsiga ayaa waxa ay yeesheen Kulan looga hadlay xiriirka walaaltinimo ee Xooggan kaas oo ka dhexeey Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, xasilloonida gobolka, iyo danaha wadajirka ah ee Geeska Afrika.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan