Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Cismaan Dubad Suugule. Wasiirka ayaa ka guddoomay Danjiraha nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga diblomaasiyadeed, taas oo si rasmi ah u xoojinaysa shaqadiisa cusub ee di

SO
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti, Cismaan Dubad Suugule.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasiirka ayaa ka guddoomay Danjiraha nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga diblomaasiyadeed.
  2. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
  3. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo danaha wadajirka ah ee Geeska Afrika.

Kulanka ayaa lagu tilmaamay mid sii adkeynaya xiriirka taariikhiga ah ee labada dal.

Cabdisalaan Cabdi Cali, Cismaan Dubad Suugule
Muqdisho
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xoojiyo xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti si loo horumariyo amniga iyo iskaashiga gobolka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Cismaan Dubad Suugule.

Wasiirka ayaa ka guddoomay Danjiraha nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga diblomaasiyadeed, taas oo si rasmi ah u xoojinaysa shaqadiisa cusub ee diblomaasiyadda.

Labada dhinac ayaa kadib yeeshay kulan diiradda lagu saaray xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, amniga gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Geeska Afrika.

Kulanka ayaa lagu tilmaamay mid sii adkeynaya xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iyadoo la filayo in la kordhiyo wada shaqeynta dhinacyada amniga, siyaasadda iyo horumarka gobolka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralarrimahajabuutiwasiirka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.