Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediadiplomacy

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, iyo Wasiirkii hore, Mudane Daauud Aweys Jaamac. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa Wasiirka cusub kula dardaarmay in uu la yimaado hufnaan iyo dada

SO
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, iyo Wasiirkii hore, Mudane Daauud Aweys Jaamac.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasiirka cusub ayaa lagu dardaarmay inuu la yimaado hufnaan iyo dadaal shaqo.
  2. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa ammaan u jeediyay Wasiirkii hore shaqadii wanaagsaneyd ee uu qabtay.
  3. Wasaaradda Warfaafinta ayaa kamid ah hay’adaha muhiimka u ah shaqada Xukuumadda.

Wasiirka cusub kula dardaarmay in uu la yimaado hufnaan iyo dadaal shaqo.

Mudane Saalax Axmed Jaamac, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, Mudane Daauud Aweys Jaamac
Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbeddelada maamulka iyo shaqada Wasaaradda Warfaafinta.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, iyo Wasiirkii hore, Mudane Daauud Aweys Jaamac.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa Wasiirka cusub kula dardaarmay in uu la yimaado hufnaan iyo dadaal shaqo, isagoo Alle uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday. Sidoo kale, waxa uu ammaan u jeediyay Wasiirkii hore shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu hoggaaminayay Wasaaradda.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Wasaaradda Warfaafinta ay kamid tahay hay’adaha muhiimka u ah shaqada Xukuumadda, isagoo uga mahadceliyay guud ahaan shaqaalaha Wasaaradda kaalinta ay ka qaataan gudashada waajibaadka Qaranka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliadiplomacydiplomacywasiirkacusub
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.