Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifkiisa kadib 15-ka May

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Jimcihii khudbad Xasaasi ah ka jeediyay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa ku dhawaaqay go’aan culus oo ku aaddan muddo xileedka sharciga ah ee hay’daha dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa meel fagaare ah kaga dhawaaqay in muddo xileedkiisa iyo kan Baarlaamaanka uu ku [&#82

SO
Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifkiisa kadib 15-ka May
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Jimcihii khudbad Xasaasi ah ka jeediyay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa ku dhawaaqay go’aan culus oo ku aaddan muddo xileedka sharciga ah ee hay’daha dowladda Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa meel fagaare ah kaga dhawaaqay in muddo xileedkiisa iyo kan Baarlaamaanka uu ku egyahay 15-ka May 2027, isla markaana ay ku cadahay dastuurka cusub ee dhawaan dhaqan-galay, sida uu ku dooday.

Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in go’aankan uu ku yimid rabitaanka shacabka, ayna gaartay hay’addii sharciga u lahayd, sida uu hadalka u dhigay.

“Muddo xileedka BFS iyo dowladda Soomaaliya oo Madaxweynuhu ugu horreeyo wuxuu dhacayaa 15-ka May 2027 anaa rabo oo go’aankaas gaaray ma aha hay’addii sharciga u lahayd ayaa gaartay go’aanka,” ayuu yiri Xasan.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsheekhmayxasan
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.