Xasan Sheekh oo ka qayb-galay caleema saarka Yoweri Museveni+ Sawirro
Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni oo lagu qabtay magaalada Kampala. Munaasabadda oo ahayd mid ballaaran ayaa waxaa ka qayb-galay madax kala duwan oo ka socotay gobolka, hoggaamiyeyaal caalami ah iyo wufu

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay caleema saarka Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni oo ka dhacay Kampala.
Maxaa la shaaciyey
- Xasan Sheekh ayaa hambalyo u diray Yoweri Museveni, isaga oo rajeeyay guul iyo horumar hoggaamintiisa.
- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa adkeeyay in Soomaaliya ay ka go'an tahay xoojinta xiriirka siyaasadeed iyo amni ee Uganda.
- Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay dowladda Uganda martigelinta wafdiga Soomaaliya.
“Waa munaasabaddii labaad ee caleema saar ee uu ka qayb-galayo Madaxweynuhu.”
Sababta ay muhiim u tahay: Xiriirka Soomaaliya iyo Uganda ayaa muhiim u ah ammaanka iyo horumarka gobolka Geeska Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni oo lagu qabtay magaalada Kampala.
Munaasabadda oo ahayd mid ballaaran ayaa waxaa ka qayb-galay madax kala duwan oo ka socotay gobolka, hoggaamiyeyaal caalami ah iyo wufuud heer sare ah oo lagu casuumay xafladda oo markale lagu caleema saaray Museveni.
Xasan Sheekh ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Uganda, isaga oo u rajeeyey in hoggaamintiisaay dadka iyo dalka u horseedo guul, horumar iyo barwaaqo.
Sidoo kale wuxuu adkeeyey in Soomaaliya ay ka go’an tahay sii xoojinta xiriirka siyaasadeed, midka amni iyo iskaashiga kala dhexeeya Uganda, si loo xaqiijiyo nabad, horumar iyo xasillooni waarta oo ka hanaqaadda Geeska Afrika.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan