Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan oo laga soo sheegayo Dhuusamareeb
Dhuusamareeb – Warar dhiilo leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyadoo wali la isku heysto qaabka dowladdu ay u wajahayso Doorashada Galmudug. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu go’aan saday in Musharaxa JSP uu noqdo Liibaan Axmed Xasan, isla markaana uu noqdo Madaxweynaha Galmudug. Mahad […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Dhuusamareeb – Warar dhiilo leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyadoo wali la isku heysto qaabka dowladdu ay u wajahayso Doorashada Galmudug.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu go’aan saday in Musharaxa JSP uu noqdo Liibaan Axmed Xasan, isla markaana uu noqdo Madaxweynaha Galmudug.
Mahad Salaad oo mudo dheer ay saaxiibo ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaguna doonaya inuu noqdo Musharaxa dowladdu wadato ee u tartamaya xilka Madaxweynaha Galmudug, hadii intaas aysan dhaceyn la qabto doorasho qof iyo cod ah oo cadaalad ah oo lagu tartami karo.
Wararka ka imaanaya dhanka Mahad Salaad ayaa sidoo kale sheegaya in Taliyuhu uu xal u arko in dowladdu ay wada hadal ku wajahdo arrimaha Galmudug oo laga fo’gaado dagaal inta laga baaqsan karo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan