Topic
Warkasta is tracking Abdirahman Irro across 1 report from 1 source. Recent coverage touches China, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shiinaha ayaa Arbacadii diraay dayaxgacmed Shenzhou-24, isagoo u diray saddex shaqaale ah saldhigga hawada sare ee Tiangong – isla markaana muwaadin u dhashay Pakistan ku soo daray si uu u noqdo cirbixiyeenkii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee fuula saldhigga Shiinaha. Isagoo wata gantaal Long March-2F ah, dayax-gacmeedka ayaa ka soo qaaday 8:18 subaxnimo waqtiga…