Topic
Warkasta is tracking jalalaqsi across 7 reports from 5 sources. Recent coverage touches dagaal, arrimaha, and beeleed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Senator Fartuun Cabdullaahi Karaama, Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo gaaray magaalada Jalalaqsi ayaa bilaabay dadaallo lagu joojinayo colaadda halkaas ka taagnayd ee u dhexeysay laba maleeshiyo beeleed. Masuuliyiintan ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan dhinacyadii dagaallamayey, isla mar
Mogadishu (WDN) — Rabshado cusub oo ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ee Soomaaliya oo u dhexeeya qabiilo is khilaafsan ayaa sababay in dad badan ay dhintaan oo dhaawacmaan, halka xaafado dhan ay ku burbureen dagaal horey u barakacay dadweyne badan. Dagaalku, oo ka qarxay galbeedka Jalalaqsi, ayaa muujiyay khasaaraha bini'aadantinimo ee ba'an ee...
Dagaal beeleed fool xun oo sababay dad, guryo iyo duunyo la gubay ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee… Sii akhri
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay wax ay ugu yeertay beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) waxay si dhow ula socotaa, kana muujinaysaa walaac iyo murugo qoto-dheer colaadda iyo beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed, taasi oo sababtay khasaare naf iyo maalba leh oo labadii maalmood ee u dambeeyey ku dhex maray beelo walaalo ah Degmada Jalalaqsi [̷
Jun 19 (Jowhar)Ugu yaraan toban ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib dagaal u dhexeeyo maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Dagaalkan oo galay maalintii 3aad ayaa waxaa uu ku fidey goobo hor leh oo ka tirsan xaafadaha degmada Jalalaqsi iyadoo boqolaal qoys ay ka barakaceen guryahoodii kadib […]
Jun 18 (Jowhar)Xiisad colaadeed ayaa ka jirta saaka degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kadib markii ay maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen galbeedka degmada Jalalaqsi. Dagaalka ayaa salka ku haya kufsi loo geystey gabar ka mid ahayd dadka ku nool degmada Jalalaqsi. Iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay gelinkii dambe ee shalay ayaa sababay in dad badan […]