Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan
Hal akhris oo mideysan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz, oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan…
Sababta ay muhiim u tahay: Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Eeg faahfaahinta warbixinnada
Waxa ku kala duwan
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kula kulmay taliyaha ciidanka cirka…
12 sheekooyin · 6 ilo · Eeg ilaha hoose

Hiiraanweyn

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka…
Wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho Soo gaaray
- Kulanka waxaa looga hadlay sare u qaadista dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qeyb galay kulanka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadista iyo dardargelinta dhismaha ciidanka cirka Soomaaliyeed.
Xasan oo qaabilay wafdi ka socda ciidanka cirka Pakistan + Sawirro
- Waxaa ka qeyb-galay wasiirka gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, iyo taliyayaasha ciidanka Xoogga Soomaaliyeed iyo ciidanka cirka Soomaaliya.
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan, oo uu hoggaaminayey Taliyaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan
- MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air…
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadista awoodda ciidanka cirka Soomaaliya.
Maxay ka wada hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo saraakiisha ciidanka cirka Pakistan?
- Dadaallada lagu xoojinayo tayada iyo tababarka ciidanka ayaa la falanqeeyay.
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal…
Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Waxa hadda is beddelay12 warbixin
Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna…
Hiiraanweyn ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
12 warbixin · 17:36 ilaa 15:23 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho Soo gaaray
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda…
Akhri isha1 maalin ka dib
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ci…
Akhri isha1 maalin ka dib
{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan
Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka s…
Akhri isha1 maalin ka dib
Xasan oo qaabilay wafdi ka socda ciidanka cirka Pakistan + Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka s…
Akhri isha2 maalin ka dib
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga…
Akhri isha2 maalin ka dib
Maxay ka wada hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo saraakiisha ciidanka cirka Pakistan?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kula kulmay taliyaha ciidanka cirka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Soomaaliya iyo Pakistan oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tayeynta Ciidanka Cirka
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas…
Akhri isha3 maalin ka dib
Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay horumarinta Ciidanka Cirka
Muqdisho, 22 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula…
Akhri isha3 maalin ka dib
Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Xamza iyo wafdiga Pakistan oo qodobo muhiim ah ka wada-hadlay + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Pakistan…
Akhri isha3 maalin ka dib
Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, aya…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 6
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn, Goobjoog Somali, Shabelle Media, Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo La Kulmay Taliyaha TURKSOM
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo La Kulmay Taliyaha TURKSOM iyo Wakiilada Ciidamada Turkiga. Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi…
2 ilo
Pakistan Air Force delegation visits Mogadishu for defence talks
A high-level delegation from the Pakistan Air Force arrived in Mogadishu on Sunday for talks on rebuilding the Somali Air Force and strengthening…
4 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay Mareykanka + Ujeedka
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka…
2 ilo
Golaha Shacabka oo dalbaday in la kordhiyo goobaha laga qaato Aqoonsiga NIRA
Muqdisho, Soomaaliya – 22 Sebtembar 2026: Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka…
2 ilo
Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhameystiray Doodda Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay Kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa 16-aad, waxaana…