Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu Dilay xili uu u socday salaadda makhrib.

What changed now2 reports
Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo Aano qabiil Loogu dilay Sh/dhaxe.
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Coverage moved on from "Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu Dilay xili uu u socday salaadd…".
See full timelineThe brief
One clear read
2 stories · 1 source
Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Allaha u naxariistee Waxaa hadda Magaalada Galkacyo lagu dilay Axmed Yusuf Haamey, xili uu u socday salaadda makhrib. ayaa xaqiijisay Dadka deegaanka in marxuumka loo dilay aano qabiil. Marxuumka waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa nin kheyr badan, Ahlu Masjid ah, nabadoon ahaa dadkana aad u caawin jiray.
Coverage timeline
How the story evolved
2 reports · 15:56 to 19:34 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu Dilay xili uu u socday salaadda makhrib.
Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Allaha u naxariistee Waxaa hadda Magaalada Galkacyo lagu dilay Axmed Yusuf Haamey, xili uu u socday salaadda makhrib.
Read source1 day later
Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo Aano qabiil Loogu dilay Sh/dhaxe.
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
4 sources
DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii…
2 sources
Xildhibaan C/risaaq Cumar oo si adag uga Hadlay Askarigii Sida foosha Xun loogu dilay Sh/dhaxe.
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo mar kale ka dhacday aagga deegaanka Ceelbaraf…
3 sources
Falcelin xooggan oo ka dhalatay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu Diley Gobolka Shabeellaha Dhexe
Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka…
3 sources
Meydadka Dagaalyahanno Al-Shabaab ah oo Laga Helay Xeebaha Galbeedka Yemen
Cadan (Caasimada Online) — Ciidamada Yemen ee ka soo horjeeda Xuutiyiinta ayaa sheegay in meydadka dagaalyahanno Soomaali ah oo ka tirsan kooxda…
2 sources
Puntland Authorities Hunt Suspects in Killing of Gaalkacyo Businessman
GAALKACYO,— Security forces in Somalia’s Puntland state are searching for suspects accused of killing businessman Ahmed Yusuf Haamey, who was shot…