Mareykanka oo $5 Milyan Abaalmarin ah Dul Dhigay Xogta Haweeney Soomaali ah oo Lagu Eedeeyay inay ka tirsantahay Daacish
One clear read
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa 5 milyan oo doollar oo lagu raadinayo xog horseedi karta in la helo Khadra Ciise, oo sidoo kale loo yaqaan “Umm Qaqa al-Somali”.haweeneydan oo asal ahaan Soomaali ah, haysatana dhalashada Netherlands, ayuu Mareykanku ku eedeeyay inay door sare ku lahayd kooxda ISIS ee Suuriya.
Why it matters: The 2 sources in this cluster published near-identical text. This coverage reflects a single reporting line, not independent corroboration.
2 stories · 2 sources · See the sources below

Reporting details and open questions
At a glance
Coverage at a glance
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Dowladda Mareykanka oo mar kale duldhigay $5 milyan oo Doollar xogta haweeney Soomaali ah.
Read sourceMareykanka oo $5 Milyan Abaalmarin ah Dul Dhigay Xogta Haweeney Soomaali ah oo Lagu Eedeeyay inay ka tirsantahay Daacish
Read sourceWhat changed now2 reports
Mareykanka oo $5 Milyan Abaalmarin ah Dul Dhigay Xogta Haweeney Soomaali ah oo Lagu Eedeeyay inay ka tirsantahay Daacish
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa 5 milyan oo doollar oo lagu raadinayo xog horseedi karta in la helo Khadra Ciise, oo sidoo kale loo yaqaan “Umm Qaqa al-Somali”.
Goobjoog Somali joined this coverage thread.
See full timelineCoverage timeline
How the story evolved
2 reports · 17:42 to 09:07 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Dowladda Mareykanka oo mar kale duldhigay $5 milyan oo Doollar xogta haweeney Soomaali ah.
Talaado 15 Sep 2026 {HMC} Mareykanka ayaa mar kale dib u shaacisay abaalmarin lacageed oo dhan $5 milyan oo lagu bixinayo ciddii keenta xog horseedi…
Read source15 hr later
Mareykanka oo $5 Milyan Abaalmarin ah Dul Dhigay Xogta Haweeney Soomaali ah oo Lagu Eedeeyay inay ka tirsantahay Daacish
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa 5 milyan oo doollar oo lagu raadinayo xog horseedi karta in la helo Khadra Ciise, oo sidoo…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 2
- Sources used
- Goobjoog Somali, Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
Dowladda Soomaaliya oo Bixinaysa Waxbarashada Tacliinta Sare ee Saddexda Arday ee Ku Guuleystay Tartanka Qur’aanka
Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa…
6 sources
Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka…
4 sources
Trump oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka…
2 sources
Kumay ahayd Xaawo Aadan Camey ?Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor la xaqiijiyay geerida Xaawo Aadan Camey oo kamid ahayd Haldoorka haweenka Soomaaliyeed.
Xaawo Aadan Camey waxay ahayd haweeney Soomaaliyeed oo muddo dheer u soo adeegaysay bulshada, gaar ahaan dadka nugul, qaxootiga iyo barakacayaasha…
2 sources
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta…