Guddoomiyaha Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Hanti-dhowraha Guud

What changed now2 reports
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee Joogtada ah ee Hay’adda…
Coverage moved on from "Guddoomiyaha Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Hanti-dhowraha Guud".
See full timelineThe brief
One clear read
2 stories · 1 source
Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta labada hay’adood, gaar ahaan taageeridda Guddiga Xuquuqul Insaanka oo ah hay’ad cusub, si loo sii horumariyo hannaankiisa maamul iyo maaliyadeed. Labada dhinac
Coverage timeline
How the story evolved
2 reports · 06:03 to 15:09 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Guddoomiyaha Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Hanti-dhowraha Guud
Dr.
Read source1 day later
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
5 sources
R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha…
2 sources
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay yareynta saameynta fatahaadaha
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur…
5 sources
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada…
2 sources
JAAMAC oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan miro-dhal ah la qaatay…
4 sources
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali…