HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Shabelle Media

Somali National TV
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
What changed now3 reports
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
Shabelle Media joined this coverage thread.
See full timelineThe brief
One clear read
3 stories · 3 sources
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomida gogasha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed.
At a glance
Coverage at a glance
Why it matters
The 3 sources in this cluster published near-identical text. This coverage reflects a single reporting line, not independent corroboration.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la qaatay Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Read sourceHOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.
Read sourceHoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Read sourceCoverage timeline
How the story evolved
3 reports · 10:33 to 12:28 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la qaatay Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo…
Read source2 hr later
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha…
Read source2 hr later
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 3
- Sources used
- Somali National TV, Raxanreeb Online, Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo Saxiixay Qorshaha Isbeddelka 2026–2031
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dib-u-daahfurka…
2 sources
Afhayeenka Lafta-gareen: Diyaarado waad keensan kartaan, laakiin go’aanka iyo…
Baydhaba (Caasimada Onlin) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku sugan bannaanka Baydhaba…
2 sources
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi
-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan…
2 sources
Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga
BAYDHABO, Soomaaliya – Iska-horimaadyadii ka dhacay qaybo ka mid ah Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya intii lagu jiray toddobaadkii ugu…
5 sources
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada…