Puntland detains nearly 130 federal troops in Galkayo town
One clear read
Galkayo (HOL) — Puntland security forces have detained nearly 130 soldiers and officers belonging to Somalia’s federal government forces in Galkayo town, military officials said Monday.
12 stories · 6 sources · See the sources below

Hiiraanweyn

Hiiraan Online
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Read sourcePuntland oo gacanta ku dhigtay ciidamo ay DF ka qoratay Mudug
Read sourcePuntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka
Read sourcePuntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Puntland detains nearly 130 federal troops in Galkayo town
- Galkayo (HOL) — Puntland security forces have detained nearly 130 soldiers and officers belonging to Somalia’s federal government forces in Galkayo town, military officials said Monday.
Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Read sourceWhat changed now12 reports
Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug.
Raxanreeb Online joined this coverage thread.
See full timelineCoverage timeline
How the story evolved
12 reports · 06:49 to 16:18 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Read sourceFirst report
Puntland oo qabatay ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay Galmudug
Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay koonfurta gobolka… Sii akhri
Read source2 hr later
Puntland oo gacanta ku dhigtay ciidamo ay DF ka qoratay Mudug
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtay laba gaari…
Read source4 hr later
Daawo: War cusub oo kasoo kordhay ciidamada DF ee u gacan galay Puntland
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntland, Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bille (Fardafuul) oo shir jaraa’id…
Read source4 hr later
Puntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamo uu ku tilmaamay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qabtay magaalada Galkacyo, kadib…
Read source4 hr later
Puntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Read source5 hr later
Puntland detains nearly 130 federal troops in Galkayo town
Galkayo (HOL) — Puntland security forces have detained nearly 130 soldiers and officers belonging to Somalia’s federal government forces in Galkayo…
Read source6 hr later
Gaalkacyo: Puntland oo ka hadashay gaadiid iyo ciidan ay qabatay
Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka hadlay ciidan iyo gaadiid ay qabatay Puntland, kuwaas oo… Sii akhri
Read source7 hr later
Puntland oo sii daysay ciidamadii Dowladda Federaalka ee lagu qabtay Galkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay ciidamadii ay maanta ku qabteen magaalada Galkacyo, kuwaas oo ay Puntland ku tilmaantay inay ka tirsan yihiin…
Read source8 hr later
Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid…
Read source9 hr later
Puntland oo siidaysay ciidankii ay ku qabatay Gaalkacyo
Puntland ayaa galabta sii daysay ciidankii iyo gaadiidkii ay ku qabtay magaalada Gaalkacyo, iyada oo ku wareejisay maamulka deriska la… Sii akhri
Read source9 hr later
Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 6
- Sources used
- Raxanreeb Online, Puntland Post, Caasimada Online, Hiiraan Online
- Language mix
- Soomaali + English
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- The group includes more than one source language.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
Puntland Launches Operation Against Pirates
Puntland has launched an operation against pirate groups in the sea and coastal towns, according to a report…
5 sources
Puntland and the United States announce the destruction of an Al-Shabaab weapons cache
The Puntland administration and the United States have announced the successful execution of an operation against Al-Shabaab that took place in…
3 sources
Calmiskaad: Daacish oo weerartay qoyska sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland
Ururka Daacish ayaa xalay weeraray qoys degan deegaanka Kayaxa oo u dhow tuulada Sheebaab ee degmada Qandala, kaas oo uu… Sii akhri
2 sources
Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Baladxaawo
Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
5 sources
President Hassan Sheikh Receives High-Level Delegation from the Pakistan Air Force
The President of the Federal Republic of Somalia and Commander-in-Chief of the Armed Forces, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, received a high-level…