WAR DEG DEG AH Taliyihii hore ee Asluubta Soomalaiya oo lagu dhaawacay duqayn ka dhacday degmada Doolow Soomaliya.

Shabelle Media

Caasimada Online
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
What changed now8 reports
Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow
KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday…
Coverage moved on from "Madaxdii hore iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo si adag uga hadlay weera…".
See full timelineThe brief
One clear read
8 stories · 5 sources
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdi raxmaan Aadan oo loo yaqaanay Taliye Shub ayaa dhaawac Duqeyn lala beegsaday gurigiisa oo ku yaalay Dagmada Dollow Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen warbaahinta deegaanka iyo Saraakiisha ka ag dhaw.
At a glance
Coverage at a glance
Shared reporting signals
- The airstrike occurred last night in Doolow, Gedo region. (reported by Hiiraanweyn, Goobjoog Somali, Caasimada Online)
- Other people were also reported to be injured in the attack. (reported by Puntland Post, Goobjoog Somali, Caasimada Online)
- Jubbaland condemned an airstrike that targeted General Mahad Aadan's house in Doolow. (reported by Goobjoog Somali, Caasimada Online, Shabelle Media)
What each source adds
Hiiraanweyn
Former commander of the Somali Police, Mahad Cabdi Raxmaan Aadan, was injured in an airstrike.
Puntland Post
Taliye Shub was injured in an airstrike.
Goobjoog Somali
General Mahad Shub sustained minor injuries from the airstrike.
Shabelle Media
The former commander of the Somali Police Force survived an airstrike on his house in Doolow.
Why it matters
Hiiraanweyn, Goobjoog Somali and Caasimada Online independently report the same central fact — The airstrike occurred last night in Doolow, Gedo region. — making it the most reliable part of this coverage.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
WAR DEG DEG AH Taliyihii hore ee Asluubta Soomalaiya oo lagu dhaawacay duqayn ka dhacday degmada Doolow Soomaliya.
Read sourceTaliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn lala beegsaday
Read sourceFaahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar la sheegay in lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya
Read sourceKoonfur Galbeed oo Turkiga ku eedeysay duqeyntii lagu qaaday guriga Jeneraal Shub
Read sourceTaliye SHUB oo lala beegsaday duqeyn + Xaaladdiisa
Coverage timeline
How the story evolved
8 reports · 21:28 to 11:01 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
WAR DEG DEG AH Taliyihii hore ee Asluubta Soomalaiya oo lagu dhaawacay duqayn ka dhacday degmada Doolow Soomaliya.
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdi raxmaan Aadan oo loo yaqaanay Taliye Shub ayaa dhaawac Duqeyn lala…
Read source3 hr later
Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn lala beegsaday
Talihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lala… Sii…
Read source5 hr later
Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar la sheegay in lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar duqayn ah oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan…
Read source8 hr later
Koonfur Galbeed oo Turkiga ku eedeysay duqeyntii lagu qaaday guriga Jeneraal Shub
Baydhabo – Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, oo ka tirsan garabka Cabdicasiis Laftagareen, ayaa si adag u cambaareysay duqeyn ay…
Read source8 hr later
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka badbaaday duqeyn lagu qaaday guriiisa
Doolow – Guri uu degmada Doolow ka deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa la sheegay in duqeyn lala beegsaday, iyadoo wararka…
Read source11 hr later
Taliye SHUB oo lala beegsaday duqeyn + Xaaladdiisa
Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaano Taliye Shub ayaa…
Read source13 hr later
Madaxdii hore iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye Shub
Muqdisho – Madaxdii hore ee Soomaaliya, siyaasiyiin iyo xildhibaano Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay duqeyntii lagu qaaday guriga Taliyihii hore…
Read source14 hr later
Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow
KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 5
- Sources used
- Hiiraanweyn, Puntland Post, Goobjoog Somali, Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
3 sources
Ciidanka Danab oo Fashiliyay Koox Shabaab ah oo Miinooyin Diyaarinaysay Gobolka Jubada Hoose
Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka…
2 sources
Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn…
2 sources
Afhayeenka Lafta-gareen: Diyaarado waad keensan kartaan, laakiin go’aanka iyo…
Baydhaba (Caasimada Onlin) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku sugan bannaanka Baydhaba…
2 sources
AFRICOM oo xaqiijisay duqayn 4-tii Sebteembar lagu qaaday Al-Shabaab
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 4-ta Sebtembar ay duqeyn cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya…
2 sources
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay duleedka degmada Baardheere
09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen…