MOGADISHU – The President of the South West State, Mr. Sheikh Aadan Mohamed Nur (Madoobe), held a fruitful meeting in Mogadishu with the Chinese Ambassador to Somalia, Ambassador Wang Yu. The meeting focused on strengthening the friendship and long-standing cooperation between the Federal Republic of Somalia and the People's Republic of China, with both sides agreeing on the importance of continuing collaboration in development, economy, and infrastructure projects to advance the South West region.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (60%)
Reports overlap: Madoobe oo Qatar kula wadatay horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho, 18 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Binu Salem Al Nuaimi, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo ballaarinta mashaariicda horumarineed ee
Sources differ: Radio Dalsan: emphasizes Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed
KIGALI – The Commander of the Somali National Army Training Command, Brigadier General Ahmed Issa Ahmed, has concluded training for officers of the Somali National Army in Rwanda, where they received high-level education and training. The officers graduated from the Higher Command and Leadership College of the Rwanda Defence Force, where […]
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (60%)
Reports overlap: Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan ka socotay Ciidanka XDS ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Dalka Rwanda. Saraakiishan ayaa sidoo kale shahaadada heerka labaad ee Master Degree-ka ee dhanka Daraasaadka
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda
Shabelle MediaSomali National TVExplore full coverage
Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (57%)
Reports overlap: Boosaaso (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa la sheegay inuu sare u qaadayo howl-gallada cirka iyo joogitaankiisa militari ee Puntland, iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay 3-dii September hawl-gallo sahamin ah ka sameeyeen buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari. Warbaahinta Drop Site ayaa sheegtay in saraakiil amni oo Puntland ah ay u sheegeen in diyaaradaha […] The post
President Hassan Sheikh has concluded training for thousands of soldiers who spent one year in Xananbuure, making them the largest group to receive training in the country since the collapse in 1991.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (59%)
Reports overlap: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure first appeared on Radio Dalsan .
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Radio DalsanSomali National TVExplore full coverage
The Minister of Planning, Investment and Economic Development of the Federal Government of Somalia, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), delivered an official speech at the Ministerial Level Meeting of the Economic and Social Council of the United Nations (ECOSOC), presenting to the international community the progress Somalia has made in the areas of economy, social development, security, governance, and the rule of law. The Minister highlighted […]
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (59%)
Reports overlap: Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska. The post Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda first appeared on Radio Dalsan .
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)
Somali National TVRadio DalsanExplore full coverage
Mogadishu – The Somali National Army, in collaboration with international partners, has recently carried out consecutive airstrikes targeting locations where Al-Shabaab militants were present in the Middle Shabelle region. A statement from the Ministry of Defense of Somalia indicated that aerial operations were conducted in the areas of Gayfo, [...]
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (59%)
Reports overlap: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan dhanka cirka ayaa ka dhacay deegaannada Gayfo, Ruun Idiris iyo Cali Gaduud, oo Khawaarijtu ka sameysatay xarumo abaabul, g
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna Lagu Dilay
Shabelle MediaSomali National TVExplore full coverage
ISTANBUL, Turkey – The Director General of the Somali National Data Protection Authority, Mr. Mohamed Nur Olow, participated in the second meeting of the Executive Committee of the Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), held in Istanbul, Turkey. Somalia is among the member countries of the Committee [...]
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (59%)
Reports overlap: ISTANBUL, Turkiga – Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha ee Soomaaliya, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Ururka Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Guddiga […]
Sources differ: Radio Dalsan: emphasizes Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA
The Minister of the Ministry of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, Mr. Abdulfataax Qasim Mahmud, today met at the embassy of the People's Republic of China with the Ambassador to Somalia, Mr. Wang Yu. The meeting focused on strengthening the historical relationship and cooperation between the two countries, particularly in the areas of information, media, culture, and tourism, while also discussing the importance of strategic cooperation between Somalia and China.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (59%)
Members of the House of People of the Federal Republic of Somalia held their 8th session, 11th meeting today, chaired by the Second Deputy Speaker of the House of People, Mr. Abdullahi Omar Abshir. Initially, some members of the House of People submitted a motion or proposal to add an agenda item to today's meeting regarding the general security situation in the country, which was rejected after the members voted against it.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (56%)
Reports overlap: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 11-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo gudbiyey mooshin ama soo jeedin ku saabsan in Ajendaha kulanka ee maanta lagu daro Aje
Mogadishu – The Federal Government of Somalia has officially welcomed the Understanding Agreement reached between the United States and the Islamic Republic of Iran, describing it as an important step towards easing tensions and strengthening peace and stability in the region. A press release issued by the Somali government stated that Somalia […]
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (58%)
Reports overlap: War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladdaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo u aragta tallaabo wanaag
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Heshiiska Is-fahamka ee Mareykanka iyo Iiraan ay wada gaareen
Shabelle MediaSomali National TVExplore full coverage
Algiers, September 10, 2026 – The Algerian government has officially announced the severing of diplomatic relations with the United Arab Emirates, following years of escalating tensions between the two countries.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (51%)
Reports overlap: Algiers (Caasimada Online) – Aljeeriya ayaa maanta dhaqangelisay go’aan ay diyaaradaha Isutagga Imaaraadka Carabta uga mamnuucday inay adeegsadaan hawadeeda, kadib markii ay shalay jartay xiriirkii kala dhexeeyay Abu Dhabi. Go’aanka ayaa yimid xilli uu sii xoogeysanayay khilaafka u dhexeeya labada dowladood, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga gobolka iyo doorka Imaaraadka ee colaadaha iyo k
Baydhaba (Caasimada Online) – Further details are emerging about strong airstrikes carried out today by warplanes around the city of Baydhaba, the temporary capital of South West Somalia. Reports indicate that the airstrikes targeted areas where forces loyal to Abdicasiis Lafta-gareen were stationed outside the city, with missiles destroying holes in the area. The post Details of a heavy airstrike that occurred on the outskirts of Baydhaba appeared first on Caasimada Online.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (52%)
Reports overlap: Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo maanta diyaarado dagaal ay ka fuliyeen agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu garaacay goobo ay ku sugnaayeen ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee deggan bannaanka magaalada, iyada oo gantaallada lagu burburiyay godad ku [&
Sources differ: Raxanreeb Online: emphasizes Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo
Raxanreeb OnlineCaasimada OnlineExplore full coverage
The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, Mr. Hassan Mohamed Ali (Nadaara), today received Dr. Humphrey Karamagi, the new World Health Organization (WHO) representative for Somalia, at the Ministry's headquarters. The Deputy Minister welcomed Dr. Karamagi, wishing him success during his term.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (54%)
Reports overlap: Muqdisho, Soomaaliya — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay, isla markaana kulan sagootin ah la qaatay Danjire Maxamed Bamba M. Boba, Agaasimaha Guud ee Hawlgalka Gobolka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa ka wada […]
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya
Somali National TVShabelle MediaExplore full coverage
Dar es Salaam (Caasimada Online) – The government of Tanzania has confirmed the death of Hafidh Ameir Hassan, who was the husband of the country's President, Samia Suluhu Hassan. Hafidh was a person who largely stayed away from politics and the media, mostly engaging in his private life and ordinary activities. Since he was married to the President of Tanzania, he was referred to as […] The post The husband of the President of Tanzania has passed away and Hassan Sheikh... appeared first on Caasimada Online.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (53%)
Reports overlap: Dar es Salaam (Caasimada Online) – Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay geerida Hafidh Ameir Hassan oo ahaa sayga Madaxweynaha dalkaas, Samia Suluhu Hassan. Hafidh ayaa ahaa qof si weyn uga fogaaday siyaasadda iyo warbaahinta, isagoo inta badan ku mashquuli jiray noloshiisa gaarka ah iyo hawlihiisa caadiga ah. Maadaama uu qabay Madaxweynaha Tanzania, waxaa loogu yeeri jiray […] The post Sayga m
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi u diray Madaxweynaha Tanzania
Goobjoog SomaliCaasimada OnlineExplore full coverage
Mogadishu – The Somali National Army, specifically the Danab Commandos, have carried out planned operations in areas of the Lower Shabelle region, targeting locations where the Al-Shabaab group had bases and centers from which they collected illegal taxes from the public, according to military officials.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (56%)
Reports overlap: BAY – Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Intii uu socday howlgalka, ayaa la sheegay in qaar kamid ah xubnihii Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada, iyadoo sidoo […]
Mogadishu, Somalia – The Minister of the Ministry of Internal Security of the Federal Government of Somalia, General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a meeting today with a delegation from EUCAP Somalia led by the Head of Mission of EUCAP Somalia, Kestutis Lancinskas. The meeting focused on strengthening security cooperation, technical support, and training provided by EUCAP to Somalia's security agencies, particularly the Somali Police Force, the Darwish, and the Coast Guard.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (56%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu horreeyay ee shirkadda diyaaradaha SalamAir. Duulimaadkan ayaa loo arkaa tallaabo cusub oo fududeynaysa isku socodka dadka iyo ganacsiga Soomaaliya iyo […] The post Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray appeared first on Caasimada Online .
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (54%)
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Duulimaadyo Toos ah oo Maanta Ka Billowday Muqdisho iyo Muscat
Caasimada OnlineGoobjoog SomaliExplore full coverage