Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha hal mar lagu diiwaangeliyey. The post 15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha first appeared on Radio Dalsan .

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha hal mar lagu diiwaangeliyey.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaartay guul muhiim ah oo dhanka horumarinta iyo dib-u-soo-celinta doorka dalka ee arrimaha badaha caalamka, kaddib safar shaqo oo heer sare ah oo lagu tegay magaalada London iyo Istanbul.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka ayaa sheegay in intii lagu guda jiray safarkaas lagu guuleystay in Soomaaliya dib loogu diiwaangeliyo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha iyo gaadiidka badda. Tani waxay noqotay markii ugu horreysay ee taariikhda dalka hal mar lagu diiwaangeliyo heshiisyo intaas le’eg oo heer caalami ah.
Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay mid sare u qaadaysa sumcadda Soomaaliya ee hay’adaha caalamiga ah, isla markaana xoojinaysa ka qaybgalka dalka ee nidaamyada iyo heshiisyada muhiimka u ah amniga iyo horumarinta badaha.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Radio Dalsan
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.