Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Calmiskaad
Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 askari ku geeriyootay qarax miino oo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 askari ku geeriyootay qarax miino oo maanta ka dhacay deegaanka Sheebaab ee degmada Qandala.
Qaraxa ayaa haleelay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in ay geeriyoodeen dhammaan askartii saarnayd gaarigaas.
Ma ahan markii ugu horreysay oo waddooyinka qarax loogu aaso ciidanka Puntland ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad, marar badan ayaa qaraxyo khasaare kala duwan geystay ka dhaceen waddooyinka ay isticmaalayaan.
Ururka argagixisada ah ee Daacish oo awoodoodii la wiiqay sanadkii hore ee 2025 ayaa ku dhuumaaleysta buuraha Calmiskaad, iyaga oo mararka qaar gaysta weeraro qaxyo u badan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.