Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ahayd cod gacan taag ah ku ansixiyay wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ahayd cod gacan taag ah ku ansixiyay wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda Puntland oo ay meelmihii la soo dhaafay ka doodayeen.
Guntanka fadhiga oo ahaa 37 mudane, waxaa ku codeeyey oggol 33 xildhibaan, waxaa diiday 2 mudane, halka ay ka aamuseen 2 kale, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha Cabdirisaaq Axmed Siciid.
Wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda Puntland ayaa muhiimad gaar ah u leh xoojinta dimuqraadiyadda, horumarinta hannaka axsaabta badan iyo hubinta in doorashooyinka Puntland ku qabsoomaan hannaan sharci oo hufan.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.