Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Booliska Puntland oo qabtay dad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha iyo hub sharci-darro ah
Taliska Qaybta Booliska gobolka Bari ayaa sheegay in uu xalay magaalada Boosaaso ka fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday shabakad… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Taliska Qaybta Booliska gobolka Bari ayaa sheegay in uu xalay magaalada Boosaaso ka fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday shabakad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha xashiishka iyo hub sharci-darro ah.
Howlgalkan oo laga sameeyay xaafadaha Laanta-Hawada iyo Xaafatu-Carab ayaa la xusay in lagu soo qabtay xubno ka tirsan shabakadda, iyadoo sidoo kale gacanta lagu dhigay shixnado xashiish ah, qori AK-47 ah iyo bambooyin gacanta laga tuuro.
Dadka la qabtay ayaa la sheegay in lagu tuhunsan yahay in ay doorar kala duwan ku lahaayeen kaydinta, qaybinta iyo iibinta maandooriyaha, waxaana socda baaritaanno dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo kiiska.
Ciidanka Booliska gobolka Bari wuxuu tilmaamay inuu sii wadi doono la-dagaallanka maandooriyaha iyo hubka sharci-darrada ah, iyadoo eedaysanayaasha loo gudbin doono hay’adaha caddaaladda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.