Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Cali Xoosh oo ka badbaaday mooshinkii xilka looga tuurayay – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka guddoonka ayaa yimid kadib markii la hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa qoraalka soo jeedinta, taas oo loo gudbiyay

Reader briefing
Article context
What happened
- The motion to remove Minister of Internal Affairs Cali Yuusuf Cali (Xoosh) was annulled by the Speaker of the House of Representatives, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). This decision followed an investigation into the signatures of the MPs supporting the motion.
Key claims
- The motion to remove Minister of Internal Affairs Cali Yuusuf Cali (Xoosh) was annulled by the Speaker of the House of Representatives, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
- The annulment was due to irregularities in the signatures of the MPs supporting the motion.
- The Speaker stated that the annulment does not eliminate the MPs' constitutional right to submit a new motion.
- The motion was initiated after serious allegations were made against Minister Cali Xoosh regarding his performance.
Source limitations
- The article does not provide responses from the MPs who initiated the motion.
- The claims regarding the allegations against Minister Cali Xoosh are not independently verified.
- The article does not clarify the specific irregularities found in the signatures.
Reader takeaway
The annulment of the motion against Minister Cali Xoosh highlights ongoing political tensions within the Somali government.
What remains unclear
- What specific allegations were made against Minister Cali Xoosh?
- Will the MPs who initiated the motion attempt to submit a new motion?
- What are the implications of this annulment for the political landscape in Somalia?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh).
Go’aanka guddoonka ayaa yimid kadib markii la hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa qoraalka soo jeedinta, taas oo loo gudbiyay Golaha Shacabka si loo bilaabo hannaanka mooshinka ka dhanka ah wasiirka.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in baaritaanka lagu sameeyay saxiixyada uu muujiyay in qaar ka mid ah xildhibaannada magacyadooda iyo saxiixyadooda lagu daray soo jeedinta ay caddeeyeen inaysan wax lug ah ku lahayn qoraalkaas.
Guddoomiye Jaamac ayaa xusay in arrintaasi ay sababtay in soo jeedintu aysan buuxin shuruudihii looga baahnaa si ay golaha uga sii gudubto, sidaas darteedna guddoonku uu go’aan ka gaaray in la laalo.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.