Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo kale oo waaweyn.
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidanka Gaarka ah, ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kula wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad […] The po

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidanka Gaarka ah, ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kula wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad ee Ciidanka Gaarka ah iyo Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ciidanka ayaa sheegay in goobaha ay la wareegeen ay horey u maamuli jireen Al-Shabaab, kuwaas oo muddo ku sugnaa deegaannadaasi.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallo militari oo ciidamada Soomaaliya ay ka wadaan qaybo ka mid ah Shabeellaha Dhexe, iyadoo ujeeddadu tahay in dib looga riixo Al-Shabaab laguna ballaariyo deegaannada ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.