Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Daawo: BF oo ku dheggan FIQI: Aroosyada ayaan ugu imaan doonaa
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya ayaa baafinaya wasiirka gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka baaqday kulanka Golaha Shacabka oo la geeyay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka. Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa golaha faah-faahin ka siiyay wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Xildhibaan Cumar Cali Cabdi oo golaha la wadaaga

Reader briefing
Article context
What happened
- Members of the Federal Parliament of Somalia are criticizing Minister of Defense Ahmed Macallin Fiqi for not attending a meeting regarding the National Defense Bill. Some MPs suggested that he is attending wedding events instead of fulfilling his parliamentary duties.
Key claims
- Minister of Defense Ahmed Macallin Fiqi did not attend the meeting of the House of Representatives regarding the National Defense Bill.
- MPs expressed concern over Minister Fiqi's absence and suggested he should attend wedding events instead of avoiding parliament.
- MP Saadaq Abdullahi called for the National Defense Bill to be postponed until Minister Fiqi appears before the parliament.
Source limitations
- The article does not provide a response from Minister Fiqi regarding his absence.
- Claims about Fiqi attending weddings are based on statements from MPs without independent verification.
- The article does not include any official statements or documents supporting the claims made.
Reader takeaway
Minister Fiqi's absence from a crucial parliamentary meeting has raised concerns among MPs about his commitment to his role.
What remains unclear
- What are the reasons for Minister Fiqi's absence from the parliamentary meeting?
- How will the parliament proceed with the National Defense Bill in Fiqi's absence?
- What are the implications of the MPs' criticisms for Minister Fiqi's position?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya ayaa baafinaya wasiirka gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka baaqday kulanka Golaha Shacabka oo la geeyay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka.
Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa golaha faah-faahin ka siiyay wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Xildhibaan Cumar Cali Cabdi oo golaha la wadaagay muhiimadda uu sharcigan u leeyahay dalka.
“Sharcigan wuxuu xaqiijinayaa in ciidamadeenna ay ayeeshaan hannaan sharci oo lagula xisaabtao, si awoodda iyo waajibaadka ciidanka marwaliba uga shaqeeyaan xadka uu sharciga dhigayo,” ayuu yiri wasiir Cumar Cali Cabdi.
Intaas kadib xildhibaannada qaar ayaa dood ka keenay maqnaashaha wasiir Fiqi oo isagu ah mas’uulka ugu sarreeya wasaaradda, waxayna sheegeen inuu tago xafladaha aroosyada, balse uu ka dhuumanayo baarlamaanka Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.