Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Daawo: Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddada Xabsiga Dhexe
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gadood ka sameeyay aagga Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyagoo xirtay waddada halkaasi marta oo ay isugu soo baxeen. Ciidamadan oo tiradooda ay gaareyso illaa 500 oo askari ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday inay wax laga qabto cabashooyinkooda ku aaddan in muddo labo […] The post Daawo: Ciidam

Reader briefing
Article context
What happened
- The article reports that Somali prison guards staged a protest by blocking a road near the Central Prison in Mogadishu, demanding action from the Federal Government regarding their grievances over unpaid salaries for two years.
Key claims
- The protesting guards, numbering around 500, claim they have not received their salaries for two years.
- Some guards stated that they are working without their rights and want their voices heard.
- The protest is the second of its kind by the Somali prison guards, highlighting ongoing issues regarding their working conditions.
- There has been no official response from the government regarding the guards' complaints.
Source limitations
- The article does not provide independent verification of the claims made by the guards.
- There is no response from the government included in the article.
- The article relies on statements from the protesting guards without external corroboration.
Reader takeaway
The protest by Somali prison guards reflects serious grievances regarding their working conditions and unpaid salaries.
What remains unclear
- What specific actions do the guards want the government to take?
- How will the government respond to the ongoing protests?
- What are the implications of these protests for the security situation in Mogadishu?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gadood ka sameeyay aagga Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyagoo xirtay waddada halkaasi marta oo ay isugu soo baxeen.
Ciidamadan oo tiradooda ay gaareyso illaa 500 oo askari ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday inay wax laga qabto cabashooyinkooda ku aaddan in muddo labo sano ah aysan helin wax mushaaraad ah.
Qaar kamid ah askarta gadoodka sameeyay ayaa sheegay in muddo ay shaqeynayeen iyagoo aan helin xuquuqdooda, wuxuuna xusay in tallaabada ay qaadeen maanta ay tahay mid ay ku doonayaan in codkooda la maqlo, waxna laga qabto cabashadooda.
“Annaga waxaan u taaganahay amniga inaan ka shaqeyno, labo sano ayaan xuquuq la’aan ugu shaqeyneynaa dowladda. Maanta waxaan waddadan u xiranay inay dowladdu jawaab naga siiso cabashadeenna,” ayuu yiri mid kamid ah askarta.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.