Daawo: Nin hubeysan oo weeraray Aqalka Cad iyo is-rasaaseyn culus oo dhacday
Washington (Caasimada Online) – Ciidamada ilaalada madaxda (Secret Service) ee Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin hubeysan oo rasaas ka furay meel u dhow Aqalka Cad fiidnimadii Sabtida, xilli Madaxweyne Donald Trump uu ku sugnaa gudaha xarunta madaxtooyada. Trump wax dhaawac ah kama soo gaarin dhacdada, sida uu sheegay Anthony Guglielmi, oo ah madaxa xiriirka […] The post Daawo: Nin hubey

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Washington (Caasimada Online) – Ciidamada ilaalada madaxda (Secret Service) ee Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin hubeysan oo rasaas ka furay meel u dhow Aqalka Cad fiidnimadii Sabtida, xilli Madaxweyne Donald Trump uu ku sugnaa gudaha xarunta madaxtooyada.
Trump wax dhaawac ah kama soo gaarin dhacdada, sida uu sheegay Anthony Guglielmi, oo ah madaxa xiriirka ee Secret Service.
Iska horimaadka ayaa dhacay wax yar kadib 6:00 maqribnimo, waqtiga Washington, markii nin ku sugnaa meel u dhow xeyndaabka amniga ee Aqalka Cad uu “hub kala soo baxay boorso uu watay, kadibna uu bilaabay inuu rasaas furo,” sida ay sheegeen saraakiisha amniga.
Ciidamada Secret Service ayaa rasaas ku jawaabay, waxayna toogteen ninka hubeysnaa, kaas oo markii dambe loo qaaday isbitaal, halkaas oo lagu xaqiijiyay inuu ku geeriyooday.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.