Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Cusub ku tababareyso Gobolka Bakool.
Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga […] The p

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes
Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga oo kormeeray goobaha ay ku tababaraan & Qalabka ciidan ee lagu tababarayo, waxaana ay warbixinno ka dhagaysteen Macallimiinta ciidamadaas tababarka siinaya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaysa Ciidamada Xoogga Dalka, ujeedka waa in ciidamadaas ay isu diyaariyaan mas’uuliyadda la wareegista Amniga Dalka maadaama Midowga Afrika uu dhowaan sheegay in uu gacanta u galiyo mas’uuliyaddaas Amni.Exploring African Heritage
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishaan tababar ugu soo celiyay ciidamo lagu tababaray deegaanka Xananbuure Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.