Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dabageed oo diiday inuu la shaqeeyo Cali Guudlaawe haddii uu mar kale noqdo madaxweynaha Hirshabeelle
Isniin, 14, Sep 2026 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay inuusan la shaqayn doonin Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) haddii uu mar kale ku guuleysto hoggaanka maamulka Hirshabeelle. Wareysi uu bixiyay Dabageed ayuu ku sheegay inuusan iscasili doonin, balse uu diiday inuu la shaqeeyo Guudlaawe haddii uu mar kale noqdo […] The post D

Reader briefing
Article context
What happened
- Yuusuf Hagar Dabageed stated he will not work with Cali Guudlaawe if he becomes president of Hirshabeelle again. He also denied rumors that the people of Hiiraan are leaving the Hirshabeelle administration.
Key claims
- Yuusuf Hagar Dabageed stated he will not work with Cali Guudlaawe if he becomes president of Hirshabeelle again.
- Dabageed denied rumors that the people of Hiiraan are leaving the Hirshabeelle administration.
- Dabageed mentioned that a consultative meeting will be held in Beledweyne to discuss the political situation following Guudlaawe's nomination.
Source limitations
- The article does not include responses from Cali Guudlaawe or the Justice and Peace Party (JSP).
- Claims are based solely on statements made by Yuusuf Hagar Dabageed.
- No independent verification of the political situation or the consultative meeting is provided.
Reader takeaway
Dabageed's refusal to collaborate with Guudlaawe highlights ongoing political tensions in Hirshabeelle.
What remains unclear
- What specific reasons does Dabageed have for refusing to work with Guudlaawe?
- What outcomes are expected from the consultative meeting in Beledweyne?
- How will the political dynamics in Hirshabeelle change following these statements?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin, 14, Sep 2026 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay inuusan la shaqayn doonin Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) haddii uu mar kale ku guuleysto hoggaanka maamulka Hirshabeelle.
Wareysi uu bixiyay Dabageed ayuu ku sheegay inuusan iscasili doonin, balse uu diiday inuu la shaqeeyo Guudlaawe haddii uu mar kale noqdo madaxweynaha Hirshabeelle.
Hadalkiisa ayaa yimid maalin kadib markii xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) uu Guudlaawe u magacaabay musharraxa xisbiga ee doorashada madaxweynaha Hirshabeelle.
“Arrinta JSP iyo cidda la siiyay hadda nama qusayso. Ninkii bixiyay iyo ninkii la siiyay ayay quseysaa, laakiin annaga reer Hirshabeelle waxay ku tashadaan ayaan qayb ka nahay,” ayuu yiri Dabageed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.