Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan […] The post

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan Afgaanistaan, sida ay weriyeen warbaahinta dawladda Sacuudiga ee Al Hadath iyo Al Arabiya.
Go’aankan ujeeddada ka dambeysa waxaa lagu sheegay Taalibaan inay doonayaan Mareykanka inuu cunaqabateynta ka qaado oo la fasaxo lacagaha ka xanniban Afgaanistaan,waxayna aaminsanyihiin in tallaabooyinkaas ay gacan ka geysan karaan hagaajinta xiriirka labada dhinac.
The post Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.