Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
DFS oo bilaawday Dhismaha Xeryo Ciidan iyo Xarumo Laga hago Diyaaradaha Aan duuliyaha Laheeyn.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istaraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga dhiso saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drones-ka. Sida ay xogta ku heshay HMC Somali, qorshahan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga dowladda ee xaalad kasta oo ka […] The post DFS oo bilaawday Dhismaha Xeryo Ci

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istaraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga dhiso saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drones-ka.
Sida ay xogta ku heshay HMC Somali, qorshahan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga dowladda ee xaalad kasta oo ka dhalan karta bixitaanka ama hoos u dhaca ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.
Magaalooyinka ku yaalla Koonfur Galbeed, gaar ahaan kuwa ay hadda joogaan ciidamada Itoobiya, ayaa sidoo kale la qorsheynayaa in la geeyo cutubyo ka tirsan ciidamada Gorgor, si ay ula wareegaan masuuliyadda amniga.
Saldhigyada drones-ka ayaa lagu doonayaa in ay fududeeyaan howlgalada degdegga ah, iyadoo ciidamada goobta jooga ay heli doonaan awood dheeraad ah oo kormeer iyo xog-ururin ah, halkii ay mar kasta Muqdisho ka sugi lahaayeen amar ama taageero.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.